Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibad ballaaran oo maanta lagu qabtay Degmada Dharkeenleey ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qeybaha bulshada ayaa waxaa maanta si buuxda Xilka maamulka Degmadaasi ula wareegay guddoomiyaha Cusub ee dhawaan la magacaabay Cumar Meyre Macoow

Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Dharkenley Aadan Maxamed Cumar oo ka hadlay Munaasibadda Xil wareejinta ayaa xusay in mudadii uu xilka hayay  ay u qabsoomeen waxyaabo badan oo la xiriira Hormarinta Degmada kuwaas oo ay kamid yihiin Deriseynta iyo Isdhexgalka Bulshada,Taasina uu uga mahadnaqayo bulshada deegaanka oo uu xusay in la’aantood aysan waxba u hirgaleen,Isagoo Tilmaamay in uu ku faraxsanyahay in uu maanta xilka Degmada ku wareejiyo Gudoomiyaha Cusub ee loo soo magacaabay.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Cumar Meyre Macoow Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Ayaa isna dhinaciisa ka Mahad celiyay waxqabadkii iyo howlihii uu soo qabtay guddoonkii ka horeeyay, Waxa uu balan qaaday in uu meesha ka sii wadi doono howlihii la soo qabtay.

Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka Gobalka Banaadir Ee Dhinaca Siyaasadda Maxamed Axmed Diiriye oo gunaanadkii Xilwareejinta Hadal ka jeediyay xafladda ayaa mahadnaq u jeediyay gudoomiyihii hore ee Degmadaasi iyo shaqada wanaagsan ee uu soo qabtay, Isagoo Sidoo kalana Karti iyo Hufnan in uu la yimaado kula dardaarmay Guddoomiyaha Cusub ee la soo magacaabay.

_MG_4797

_MG_4788

_MG_4758

_MG_4754

_MG_4745

_MG_4743

_MG_4724

_MG_4641

Previous Post

Hay,adda Islaamig Relief oo wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay isbitaal weyn oo ay Muqdisho ka hirgalisay{SAWIRRO}

Next Post

Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)

Next Post
Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)

Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In