Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Drs Khadar Bashiir Cali  Wasiiradka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha
iyo Tacliinta Sare ayaa maanta booqatay Iskuulada Dowladda ee lacag
la’aanta gaar ahaan Iskuulka 11 Janaayo oo ku yaalo Degmada
Cabdicaziis ee Magaalada Muqdisho, waxeyna soo indha indheysay qaabka
Waxbarashada ay u socoto iyadoo si toos ah Su’aalo mid mid u
weydiineysay Ardayda Fasalada ku jirtay.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Marwo Khadar ayaa si aad ah ugu farxday qaabka Waxbarashada ay u socoto,
waxeyna booqashadeeda ku dhiira galineysay Waxbarashada Bilaashka ah
ee loo simanyahay.

Wasiiraka ayaa sheegtay ineyn kor u qaadi doonaan tayada Iskuulada
dowladda islamarkaana sanadkaan laga qaadi doono dalka oo dhan Imtixaan
Qaran,Waxayna Hadlkeeda ku dartay in Ubadka Soomaaliyeed ee wax ku baranaya dalkooda sida
kuwaan oo kale ay mudanyihiin in la dhiiragaliyo oo laga taageero
sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda.

Sidoo kale Wasiirada ayaa xustay in Wasaaradda Waxbarshada ay ka
go’antahay soo nooleynta iyo xoojinta Iskuulada Dowladda si Caruurta Soomaaliyeed u helaan  Waxbarsho lacag la’aan ah waayo waxey tiri  Waxbarashada lacag la’aanta ah waa loo simanyahay oo
ma lahan kala sareyn, soo celinteedana dalka iyo dadka ayey faa’iido u
tahay.

Ugu danbeyntii Maamulka iyo Macalimiinta Iskuulada Dowlada ayaa u
mahadnaqay Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta
sare booqashada ay ku tagtay Iskuulada taas oo ay ku dhiira galineyso
Waxbarashada loo simanyahay ee bilaashka ah.

DSC_0592 (1) DSC_0592 DSC_0604 DSC_0611 (1) DSC_0611 DSC_0621 DSC_0628 DSC_0641 DSC_0646 DSC_0672 DSC_0673 DSC_0691 (1) DSC_0691 DSC_0701 DSC_0705 DSC_0821

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada iyo Daladaha oo isku Waafaqay in la qaado Imtixaan Qaran.

Next Post

Dowladda Koofur Afrika Oo Sheegtay In laga Hortagayo Boobka lagu Hayo Gacasatada Soomaaliyeed (Sawirro)

Next Post
Dowladda Koofur Afrika Oo Sheegtay In laga Hortagayo Boobka lagu Hayo Gacasatada Soomaaliyeed (Sawirro)

Dowladda Koofur Afrika Oo Sheegtay In laga Hortagayo Boobka lagu Hayo Gacasatada Soomaaliyeed (Sawirro)

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In