Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Hawlo nadaafadeed ka bilowday waddooyinka muhiimka ah ee Caasimada kaddib roobab xooggan oo ka da`ay xiliyadii la soo dhaafay magaalada taasi oo qeyb ka ah dadaalada maamulka gobolka Banaadir uu ku doonayo horumarinta Bilicda Caasimada.
Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...


















