Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Waxaa maanta  Kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Nairobi Raysal Wasaaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxwayne ku xigeenka dalkani kenya William Ruttu .

kulankan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka arimaha dibada ee dalka soomaaliya Cabdisalaan Cumar hadliye iyo Wasiirada Arimaha Dibada ee Kenya Amb  Aamiina Maxamed Jibriil, Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Kenya iyo qunsulka safaarada soomaalida ee dalka kenya Siyaad Maxamuud Shire .
waxaana kulankan lagaga wada hadlay sidii laysooga kaashan lahaa kahortaga falalka argaggixisada ee ka dhaca dalalka soomaaliya iyo kenya, dib ucelinta qaxoontiga soomaalida ee kusugan dalka kenya iyo sidii xayiraada looga qaadi lahaa xawaaladaha soomaalida ee ka hawlgala dalkani kenya .
Wasiirka arimaha dibada Ee Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar hadliye oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in laysku afgartay dhamaan ajandayaashii laga waada hadlay maanta waxaana lafilayaa in dhawaan la dhaqan galiyo dhamaan hishiisyadaasi.
Waxaana Go,aamadii dhaxalgalka aha ae e kasoo baxay kulankan maanta kamid ahaa in dib loo eego mudadii 90 Maalmood ahayd ee dawlada kenya ay u qabatay in qaxoontiga soomaalida dib loogu celiyo gudaha dalka soomaaliya .
IMG_8913 IMG_8922 IMG_8938 IMG_9016 IMG_9018 IMG_8986 IMG_8942 IMG_8936 IMG_8918 IMG_8960 IMG_9015 IMG_9020 IMG_8941 (1) IMG_8940
Previous Post

Wasiiru dowlaha Warfaafinta oo uu wehliyo agaasimaha guud ee wasaarada oo la kulmay Danjiraha Turkiga{SAWIRRO}

Next Post

kulan lagu dalbanayay in la sii daayo Xaashi Cumar Xasan oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
kulan lagu dalbanayay in la sii daayo Xaashi Cumar Xasan oo Muqdisho lagu qabtay

kulan lagu dalbanayay in la sii daayo Xaashi Cumar Xasan oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In