Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warsaxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Warsaxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

                                                                                            Taariikh: April 29, 2015

Ujeeddo:- Warsaxaafadeed

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026
Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay soo saartay Warsaxaafadeed, ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar ka mid ah saxiixayaasha Shirka Maamul u Sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud uuna ku eedeeyey in Dowladda Federaalku faragelin ku heyso shirka isla markaasna uu ku dhaliilay in Guddiga Farsamada Maamul U Sameynta Gobollada Dhexe ay ku guul dareysteen shaqadii loo igmaday.

Hadab waxaa halkaan Wasaaradda Arimaha Guduhu ku cadeynaysaa in aysan Dowladda Fedelaalku marnaba faragelin ku hayn Shirka Gobollada Dhexe, doorkeeduna uu yahay oo kaliya fududeynta qabsoomida Shirkaas iyo weliba sidii uu ku guuleysan lahaa.

Sidoo kale Wasaaraddu waxey cadeynaysaa in Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud uu yahay mid u madax banana, awood buuxdana u leh inuu go’aan ka gaaro mas’uuliyadda loo idmaday, isla markaana u tababaran inuu guto waajibaadka loo xil saaray.

Ugu dambeyn, Wasaaraddu waxey uga digaysaa farageinta qaar musharixiinta ka mid ah ay ka hayaan shaqada Gudiga Farsamad, ayna ixtiraamaan habsami u socodka shirka, taasoo ah tan kaliya ee shirku ku najixi karo.

Wada shaqayn wacan

Agaasimiaha Xiriirka ee

Wasaaradda Arimaha Gudah

Cabdifatah Cali Xasan

Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Tacsiyeysay Dad Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Duqeyn Ka Dhacday Yemen

Next Post

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Boostada Oo Booqday Xarunta hey’adda Isgaarsiinta ee dalka Kenya “Sawirro”

Next Post
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Boostada Oo Booqday Xarunta hey’adda Isgaarsiinta ee dalka Kenya “Sawirro”

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Boostada Oo Booqday Xarunta hey'adda Isgaarsiinta ee dalka Kenya "Sawirro"

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In