Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Garowe ka furay shirka wadatashiga dowladda iyo maamulgoboleedyada ayaa khudbad dheer uu ka jeediyey waxa uga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.
khudbadda madaxweynaha Soomaaliya ee furitaanka shirka garoowe