Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Dhaqanka ‘ Cilmibaarista iyo Akhriska ee Awjaamac oo Daahfurtay Barnaamij Da’yarta loogu Gudbinayo Taariikhda Soomaaliya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xarunta Dhaqanka ‘ Cilmibaarista iyo Akhriska ee Awjaamac oo Daahfurtay Barnaamij Da’yarta loogu Gudbinayo Taariikhda Soomaaliya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo lagu daahfurayey barnaamij loogu magac daray isu xirka dhalinyarada iyo dadka waawayn oo bishiiba mar la qaban doono ayaa waxaa soo qaban qaabisay xarunta dhaqanka’ cilmibaarista iyo akhriska ee Awjaamac cumar ciise, xaafada islii ee Magaalada Nairobi.

Barnaamijkan ayaa waxaa looga golleeyahay sidii ay da,yarta soo koraysa uga dhaxli lahaayeen dadka waawayn taariikhda iyo waayo aragnimada ku duugan.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Waxaana todobaadkan daahfuray barnaamijkan qoraa Daahir Cali Cumar Oo Xiligii dawladii Dhexe Mar Soo Noqday Agaasimihii Guud ee akadeeemiyadda cilmiga iyo fanka, isagoo waxbadan uga faa,iideeyey da,yartii kasoo qaybgashay furitaanka barnaamijkan Muhiimahada afka hooyo iyo waliba Taariikhda iyo Juquraafiga Soomaaliya .

Qaarkamida Waalidiintii carruurtooda keenay furitaanka barnaamijkan oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa sheegay inay rajaynayaan inay ubadkoodu barnaamijkan ka dhaxli doonaan Barashada taariikhda faca wayn ee soomaaliya .

Dhanka kale Qaar kamida carruurtii Barnaamijka ka soo qayb gashay oo badankood ay ku adkay ku hadalka luuqada Soomaaliga ayaa sheegay in ay ka faa’iideen barnaamijkan iyagoo intooda badan aad ula dhacsanaa sheekooyin ay kamid ahaayeen Wiil Waal, Cigaal shiidaad Dhagdheer oo looga sheekeeyey.

IMG_9143 IMG_9145 IMG_9149 IMG_9152 IMG_9153 IMG_9154 IMG_9155 IMG_9156 IMG_9157 IMG_9158 IMG_9162 IMG_9164 IMG_9166 IMG_9168 IMG_9169 IMG_9170 IMG_9175 IMG_9178 IMG_9181 IMG_9182 IMG_9184 IMG_9186

Previous Post

FAAHFAAHIN: Madaxweynaha iyo madaxda gobolladu maxay ka yiraahdeen shirkii Garowe?

Next Post

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo xukunno kala duwan riday

Next Post

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo xukunno kala duwan riday

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In