Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyay Munaasabadda Caleema Saarka Baarlamaanka Jubba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Xuseen Bantu
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda Caleema saarka Baarlamaanka Maamulka Jubba ee ka socotay Magaalada Kismaayo ayaa goor dhow soo gaba gabowday, iyadoo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu Khudbad Ka jeediyay munaasabadaasi.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in maanta la caleema saaro Baarlamaanka Jubba, waxaana warbixin uu ka siiyay ka qeyb galayaasha munaasabadda horumaradii kale duwanaa ee Soomaaliya ay gaartay.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay horumarka la gaaray in daliil ay u tahay wadadii dheereed iyo marxaladii aan soo marnay iyo halka maanta aan taaganahay oo uu tilmaamay in lagu sifeyn karo yadadiilo wanaagsan oo horseed u ah Xoojinta Dowladnimada.

“Waa in aan isku sabarnaa oo aan fiirino mustaqbalka umadda Soomaaliyeed islamarkaana aan ka fekerin waxa maanta aan rabno laakiin aan ka fekerno mustaqbalka Berito, waxaana u baahan wixii shalay in aan ka daawowno oo aan u sabarno maslaxadeyna maankana ku heynaa, beri maxaan u baahanhay xagee wax ka qaldameen sidee lagu sixi karaa” ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbadiisu eheyd mid dheer ayaa waxa uu maamulka Jubba uu ugu baaqay in ay badiyaan tanasulka islamarkaana ay is dhageystaan kana soo baxaan go’aamo wax dhisaya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in cabasho ay qabaan beelaha qaar ee daga gobolada ku abtirsada maamulka Jubba loona baahanyahay in mas’uuliyiinta maamulkaasi  ay xaliyaan cabashooyinkaasi islamarkaana ay qanciyaan dadkaasi maadaama mas’uul ay ka yihiin ayna ku biiriyaan xubnaha maamulka.

“

Previous Post

Xukuumadda iyo deeq-bixiyeyaasha oo ka wada hadlay mashruuca New Deal

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In