Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta oo Cadaado kulan kula yeeshay guddiga farsamada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta oo Cadaado kulan kula yeeshay guddiga farsamada

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo Wasiirka Qorshaynta Mudnae Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynta ย ayaa kulamo looga hadlayay dar dargelinta howlaha maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud la qaatay guddiga farsamada ee maamul u samenta goboladaasi iyo odoyaasha dhaqanka.

Wasiirrada ayaa kulankooda ugu horeeya la qaatay guddiga farsamada oo ay kala hadleen sida ay u socota soo xulidda ergooyinka ka qeyb galaya shirka iyo dar dargelinta habsami u socodka shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo Wasiiradu ay warbixinno ka dhageysteen xubno ka tirsan guddiga farsamada ee maamul u sameyynta gobolladaasi.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo Wasiirka Qorshaynta Mudnae Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynta ย ayaa sidoo kale kulan la yeeshay odoyaasha dhaqanka oo ay isla meel dhigeen arrimo badan oo ku saabsan kaalinta odoyaasha uga aadan shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Cabdikariin Axmed Bulxan oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ku so warramay in labada Wasiir ay kulan gaar ah oo ay bahda saxaafaddu dibad joog ka ahayd la qaateen Madaxweyaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, kaasi oo aan la shaacinin waxa ka soo baxay shirkooda.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo socdaal ku maray Wanla-weyn iyo Bali-doogle

Next Post

DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

DAAWO SAWIRRADA XARUN CASRI AH OO LAGU TABABARAYO CIIDAMADA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In