Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo kulamo la qaadatay dhiggeeda dalka Shiinaha “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo kulamo la qaadatay dhiggeeda dalka Shiinaha “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasiirada caafimaadka Soamaaliya marwo Xaawo Xasan Mohamed oo booqaneysa dalka Shiinaha ayaa kulamo la qaadatay dhiggeeda dalkaasi.maewo Li bin.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriir ka labada dal iyo sidii dawladda Shinuhu ay uga kaalmeeyn laheeyd dawladda Soomaaliya arrimaha caafimaadka iyo fayo dhowrka.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Kulanka labada Wasiir oo ka dhacay xarunta wasaradda caafimaadka Shiinaha ee magaalada Beijing,  iyadoo wasiiradda caafimaadka Shiinaha ay ballan qaadday taageero dhan walba leh oo ay siineyso dawladda Soomaaliya. Sida in dib loo dhisa dhamaan xarumihii caafimaadka ee dawladda,  taageera deg deg ah oo la gaarsiinaayo. Dadka uu ku fatahay wabiga shabelle ee magaalada Jowhar iyo qaxootiga ka soo cararay dalka Yemen.

Wasaaradda caafimaadka Shiinaha ayaa sheegtay in wafdi heer sare ah ay u diri doonto Muqdisho, kaasoo soo qiimeynaya mashaariicda ay dowladda Shiinuhu qorsheyneyso iney ka hirgeliso Soomaaliya.

Kulanka Beijing kadib wasiirka caafimaadka Soomaaliya waxay booqatay gobalka Jilin halkaas oo ay kula kula yeelatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha ku yaalkaasi, waxayna aad oogu faraxday diyaar garoowga ka muuqda ardayda Soomaaliyeed.

Dhamaan kulamadaas waxaa goobjoog ka ahaa Qunsulka guud ee safaraada Soomaalida ahna ku simaha safiirka Mohamed Ibrahim Cawale Dr.  Charles
unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed
Previous Post

Ciyaaro dhex maray Wasiirro iyo Xildhibaanno lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In