Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan dalka Kenya ayaa sheegtay in boqolaal Soomaali qaxooti ku ah xeryaha Dhadhaab ee Kenya ay codsanayaan in dalkooda hooyo dib loogu celiyo, iyadoo dhanka kale meesha ka saartay in Qaxootigaasi si xoog ah dalkooda loogu soo celinayo.

Madaxa hay’adda qaxootiga u qaabilsan dalka Kenya Mr. Haron Komen oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa tilmaamay inay markale dib u bilaabayaan sidii qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Waqooyi Bari dalka Kenya, dalkooda loogu soo celin lahaa, isla markaana inta ogol oo kaliya la soo qaadi doono.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

“Waxaan qorsheyneynaa in aan dalkooda dib ugu celino ilaa iyo 200 oo qaxooti Soomaali ah, kuwaasi oo qeyb ka noqon doono 2,050 (Labo kun iyo konton) qof oo aan horaantii bishii la soo dhaafay gaarsiinay Kismaayo, Baydhabo iyo Luuq, waxaana qoysaskaan bilaabeynaa marka aan qiimeyno xaaladaha amni” ayuu yiri Mr Haron Komen.

Mr. Haron Komen ayaa xusay in dib u soo celinta Qaxootiga uu xoogaa hakad ku yimid kaddib roobab ka da’ay gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya, isagoo meesha ka saaray in qoysaskaasi si qasab ah loogu so celinayo dalkooda hooyo.

Arrinta ayaa qeyb ka ah heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee ay bishii Novernmebr ee sanadkii 2013-ka kala saxiixdeen Wakiilo ka kala socday Dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UNHCR.

Previous Post

Cabdiweli Gaas oo booqday xero ay ku jiraan qaxooti ka yimid Yemen “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay Xildhbaan Yuusuf Dirir

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey dilkii shalay loo gaystay Xildhbaan Yuusuf Dirir

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In