Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kadib Al-shabaab adeegyadii bulshada ee degmada Mahadaay oo soo laabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Kadib Al-shabaab adeegyadii bulshada ee degmada Mahadaay oo soo laabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo markii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa haatan waxaa laga dareemayaa isbedelo iyo horumaro dhinacyo kaladuwan leh sida adeegyadii bulshaddaย  oo dib u soo laabtay ammanka ganacsiga iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

Ganacsatatada sayladda xoolaha lagu kala iibsado ee degmada Mahadadaay ayaa ka war bixiyay dhaq dhaqaaqa ganacsigi suuqa xoolaha.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

โ€œWax dhibaata,ah kama jiraan degmada Mahadaayย  xooluhu dawo,ayeey u bahan yihiin idinkana dowlo,alleย  nooga kiin dhigay in aad deg deg daawo noogu raadisiin oo macnaha ย waxaan is kula noolnahay sidaas wax noogu raadisaan ayaan rabnaโ€. Waxaa sidaasi sheegay mid kamid ah dadka Mahadaay.

Xoghayaha dowlada hoose degmadda Mahadaayย  Cali Cabdi Aadanย  ayaa isna ka war bixiyay is bedelka,u dhexeeya xiligi ay kala wareegeen kooxda,UGUS iyo xiligaan farqiga u dhexeeya.

โ€œMeeshaan waxaan nimid halbil ayaan joognaa ka maamul dowladda waxbadan ayaa isbedelay suuqa xoolaha waa caadi meeshaan joogno waa sayladi xoolaha degmada Mahadaay xoola aad u tiro badan ayaa yimaada maalin kastaโ€ ayuu yiri Aadan.

Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmadda Mahadaay dhinaca dhaqalaha Maxamed Bashiir Qaasim ayaa sheegey in ay jiraan is bedelo xoogan oo dhinacaganacsiga iyo wax soo saarta intuba.

โ€œWaxaan ku guda jirnaa kormeerkiiย  dhaq dhaqaaqii bulshada degmadda Mahadaay sida aad u jeedan waxaan joognaa suuqii weynaa xoolaha degmada inta badana waxaa ganacsi lugu sameeyaa maalinta ย jimcaha,fatahadihii iyo roobabkii daโ€™ay ayaa hakad geliyayโ€. Waxaa sidaa yiri Qaasim.

Degmada Mahadaay ayaa hada la dhihi karaa mid ka soo kabanaysa dhibaatooyinkii iyo dib u dhicii ay ku sameeyeen kooxda Al-shabaab oo mudo halkaasi gacanta key heysay ayagoo baabiโ€™iyay inta badan adeegyadii bulshada key dhaqan degmada waxaana hadda si tartariib tartiib ah u soo laabanaya muuqaalka degmadaasi.

W/D: Abukar Bacaadle โ€“Jowhar.

Previous Post

Fahamka khaldan eelaga haysto Qurba joogta Soomaalida ah oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho dib ugu soo noqday, kadib safar shaqo oo uu ku tagay ย Cadaado-Sawirro

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho dib ugu soo noqday, kadib safar shaqo oo uu ku tagay ย Cadaado-Sawirro

Raโ€™iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho dib ugu soo noqday, kadib safar shaqo oo uu ku tagay ย Cadaado-Sawirro

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In