Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusay maalinta Bey’ada oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusay maalinta Bey’ada oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo lagu xusaayay maalinta Bii’ada oo ay  ka soo qeyb galeen  wasiiro katirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka socday  Ururada Bulshada ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho waxaana soo qaban qaabiyay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ee u qaabilsan dhinaca bii’ada.

Inta ay munaasabada socotay ayaa waxaa goobta lagu soo bandhigay suugaan ka turjumeysaa ahmiyada ay leedahay ilaalinta bilicda deegaanka hidaha iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed sidoo kale waxaa munaasabada lagu soo bandhigay sawiro iyo muuqaala ka turjumaaya dhibaatada lagu hayo deegaanka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026

Wasiir ku xigeenka wasaarada Qorsheenta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumada Soomaaliya mudane Cabdulaahi Sheekh Cali “Qaloocow”  iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Cabdulaahi Colaad Rooble oo muunasabada ka hadlay ayaa bulshada Soomaaliyeed ku booriyay in ay ilaaliyaan bilicda deegaanka.

“Deegaanka in lagu ciyaaro ma ahan deegaanka qiimo ayuu leeyahay adaa ku nool kuwa kaa dambeeya ayaa ku noolaanaya marka waxaan ku talinlahaay  qashinka in  meel ku haboon la geeyo“. Ayuu yiri wasiirka.

Wasiiru Dowlaha Bii’ada ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya mudane Burci Maxamed Xamza ayaa tilmaamay in dhalinyarada iyo haweenka ay dadka ku wacyigeliyaan  ilaalinta bilicda deegaanka

Wasiirka Wasaarada Caafimadka  Dr. Xaawa Maxamed Xasan iyo Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal Aadanaha  Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar oo goobta ka hadlay waxey ugu baaqeen bulshada Soomaaliyeed in ay ka hortagaan baabi’inta deegaanka, iyo in laga fogaado nadaafad darida.

IMG_3126 IMG_3136 IMG_3137 IMG_3153 IMG_3154  IMG_3167  IMG_3169 IMG_3177 IMG_3181 IMG_3183

Previous Post

Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya Iyo Uganda Oo Kampala Ku Kulmay “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud

Next Post
Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud

Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweynaha JFS oo magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa dalka Masar

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(QAHIRA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyn meeqaamkeedu sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In