Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon kororsi xeerka iibka Qaranka ku saabsan oo Muqdisho laga furey

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Aqoon kororsi xeerka iibka Qaranka ku saabsan oo Muqdisho laga furey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon kororsigan ay ka qeyb galayaan xubnaha gudiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaaliya  ayaa waxaa lagu baranayaa iibka qaranka iyo suuq geynta iyadoo ay bixinayaan khubaro ajnabi ah oo ka socda bankiga aduunka.

Aqoon kororsigan oo mudo laba maalin ah socon doona ayaa ka qeyb galayaashu waxa ay ku baran doonan habka ugu wanaagsan ee iibka iyo hab maamulkiisa iyadoo loo marayo hababka ugu wanaagsan ee caalamka.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur  oo ka mid ah Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Soomaaliya  oo la hadlay Warbaahinta ayaa sharaxay aqoon kororsigan iyo muhiimadda uu Dalka u leeyahay.

“Aqoon kororsigan waxaa jooga xubno ka socda wasaarada maaliyada waxaana bixinaya khubaro arimaha iibka aqoon u leh ,si wax looga fahmo mowduucaas oo dalka u baahanyahay sharcigiisana uu baarlamaanka hor yaalo  in wax laga bartana waa muhiim si uu dalka u anfaco taasina waxa y hagi kartaa nidaamka qandaraasyada iyo iibka qaranka ,maku ekaan doono beri iyo maanta aad ayaana loogu baahanyahay”. ayuu yiri Xildhibaanku.

Siminaarka oo qeyb ka ah qorshaha gudiga maaliyada ee baarlamaanka soomaaliya ee ku aadan horumarinta hanaanka maaliyadeed ee dalka ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah lasoo gaba gabeeyo.

Previous Post

Tartan Isboorti oo ku saabsan isdhexgal bulsho oo ka furmay degmada Shangaani

Next Post

Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori

Next Post
Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori

Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In