Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq loo qaybiyay dad ka soo laabtay dalka Yemen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Deeq loo qaybiyay dad ka soo laabtay dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga badbadinta iyo samata bixinta qaxootiga soomaaliyed ayaa maanta mar kale deeq isugu jirta lacag iyo rashiin  u qeybiyay  qar ka mid ah dadka ka soo baxsaday Dagaalada ka holcaya waddanka Yeman ee soo
garaya caasimada muqdisho .

Deeqdan ayaa waxaa ka faaideysay In ka badan 100 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad ada,ah kuwaas oo aad ugu baahnaa samafalka ay maanta u fidiyeen gudiga Qaabilsan howlaha Gurmada Dadka Dib ugu soo
laabanaya Dalkooda Hooye.

Related posts

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026

Qar ka mid ah dadkii maanta deeqda lacagta iyo rashiinka loo qeybiyay oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka mahadnaqay gurmadka loo fidiyay islamarkana mahadnaqa balaaran usoo jeydiyeen masulinta gudiga iyo sida ay howasha wanaagsan ay u wadaan ,,,,,,,cod

Aniga ah magaceega farax maxmed kana mid ah axootiga kasoo barakacay dalka yaman runtii aadban ugu faraxsanahay deeqada maanta nalow qeybiyay gar ahaan waxaan mahadnaqa ballaaran usoo jeydinayaa masulinta gudiga sida sharafta leh ay wax inogu qeybiyeen.

“magacega waa farxiyo cabdi waan u mahadnaqayaa walaalaha musliminta ah ee deeqda inoo qeybiyay wana u mahadnaqayaa gudiga deeqda ay nasiyeen”

Sh Yuusuf Cali Ceynte oo lahadlay warbahinta qaranka ayaa u sharaxa qabka ay u diwan giliyaan dadka qaxootiga ah iyo tirade Dadka Soomaaliyeed ee ay maanta gurmadka U fidiyeen marka hore waxaanu sameynaa in la diwan giliyo kadib waxaan egnaa sharcida ay sitaan qofkii bitaaqo ama warqad cafimaad sita waan diwan gilinaa qofka aan sidan sharci ama wax aqoonsi ah sigaar ah ayaan ugu dhaxsarnaa si aan u kala sarno dadka sida rasmiga ah ee qaxootiga ka mid ah iyo qofka donayo inoo iska sheegto ama dadka kusoo dhaxdhunta.

“runtii maanta waxaan deeq rashiin iyo lacag u qeybinay in ka badan 100 qof oo isugu jiro caruur haween iyo dad da,ah ”

Talabadan ayaa imaaneysa iyada oo dhinaca kale maanta Dekedda Mukalla uu ku xirtay markab ay dowladda Soomaaliya u dirtay in uu soo daad gureeyo Dadka Qaxootga ah ee ku go’doonsan Dalkaasi oo ay wali ka dhacayaan Dagaallo sameyn key yeeshay Guud ahaann Dalkaasi Yemen.

Previous Post

Shirka dib u heshiisiinta Hiiraan oo Nairobi laga taageeray “Sawirro”

Next Post

Wasiirka kaluumeysiga oo kulan la qaatay gudiga kaluumeysatada gobolka

Next Post
Wasiirka kaluumeysiga oo kulan la qaatay gudiga kaluumeysatada gobolka

Wasiirka kaluumeysiga oo kulan la qaatay gudiga kaluumeysatada gobolka

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In