Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Ku simaha madaxweynaha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay Qubaro iyo mas’uuliyiin ka socotay Q. M.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha  golaha shacabka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh  Cismaan (Jawaari) oo dalka  Uganda ugu qayb  galay  kalfadhiga 5 aad  ee barlamaanka dalkaasi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaana   garoonka diyaaraha  magaaladda Muqdisho ay ku soo dhaweyeen guddoomiye ku xigeenka 1 aad  barlamaanka  Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar  iyo xildhibaano.

Mudane Jawaari ayaa intii ku sugnaa  Magaaladda  Kampala  waxaa uu  kulan  muhiim ah   la yeeshay guddoomiyaha  barlamaanka  wadanka  Uganda   kaasi oo looga hadlayey  adkeynta  xariirka  iskaashi  ee ka dhexeeya  labadda  barlamaanka  iyo  dardargalinta  heshiiska  dhex maray  labadda labada Baarlamaan ee ku aadanaa  aqoon is waydaarsiga   xildhibanadda  labadda  dal.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

GuddoomiyeJawaari sidoo kale waxaa   Uganda  kula kulmay guddoomiyaha  Barlamaanka  dalka  Rwaanda isagoo kala hadalay arrimo  ku saabsan xariirka  Barlamaanka  labadda wadan ee Soomaaliya iyo Rwanda .

Guddomiyaha  golaha shacabka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh  Cismaan (Jawaari)   ayaaa  dhinaca kale  kulan gaar ah waxaa uu  madaxtooyadda  dalka  Uganda  kula qaatay madaxwaynaha dalkaasi  Yuweeri  Musafani  kaasi oo ay  kaga wada hadleen Xalaaddda Siyaasadda  dalka Soomaaliya  horumaradda   iminka Ka socda Soomaaliya .

Dalka  Uganda ayaa ka mid ah dalalka  ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya, waxaana  Soomaaliya  iyo Uganda ka dhexeeya  xariir  wanaagsan oo wax wada qabsi uu saldhig u yahay.

 

 

Previous Post

Urur ay leeyihiin da’yarta araga la’ oo maanta lagu dhawaaqay-Sawirro

Next Post

Kulan lagu taageerayay maamulka cusub oo Baydhabo lagu qabtay

Next Post
Weerar Kooxda UGUS ay Ku Qaadeen Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Ee Beydhabo Oo Ciidamada ay Fashiliyeen

Kulan lagu taageerayay maamulka cusub oo Baydhabo lagu qabtay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In