Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

​Xil ka qaadis lagu sameeyay qaar kamid ah gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
​Xil ka qaadis lagu sameeyay qaar kamid ah gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho  Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab”ayaa soo Jeediyey in xilka laga qaado gudoomyihii hore degmada Shibis Md:C/fitaax Nuur Cali”Yaanyo” iyadoo degmada Shibisna loo magacaabay gudoomiye cusub kaas oo horay gudoomiye uga soo ahaay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.

Soo jeedinta gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa aqbalay wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka kaas oo leh Xilka qaadista iyo magacabista gudoomiyaasha degmooyinka dalka Soomaliya oo dhan.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Sidoo kale waxaa gudoomiyihii hore ee degmada Shibis C/fitaax Nuur Cali  loo magacaabay gudoomiyaha degmada Kaaraan iyadoo gudoomiyihii degmada Kaaraana Md Axmed Xasan Yalaxow  loo magacaabay degmada Shangaani taas oo ah isku shaandheynta  ay wadaan gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Md C/raxman Maxamud Odowaa.

Waxaana saxiixay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Md”C/raxmaan Maxamed Xuseen.

Previous Post

Wasiirka Amniga gudaha oo maanta gaaray Beledweyne

Next Post

Fly Dubai oo duullimaadyo ka bilowday Soomaaliya

Next Post
Fly Dubai oo duullimaadyo ka bilowday Soomaaliya

Fly Dubai oo duullimaadyo ka bilowday Soomaaliya

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In