Monday, November 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyeyaasha ciidanka Booliiska Iyo Asluubta oo maanta kormeeray Xaruumaha ciidanka ee Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Kormeeray dugsigii tababarka Ciidanka Boliiska ee Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.

Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud taliyaha ciidanka booliiska ayaa kormeerkiisa ka bilaabay dugsiga tababarka Lafoole oo ay degganyihiin ciidamo ka tirsan Booliiska .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026

Taliyaha ayaa key soo wareegay qeybaha uu ka koobanyahay dugsigaasi oo ay ka baxeen dhir aad u badan oo u baahan in laga jaro, islamarkaana la dayactiro.

Sidoo kale taliyaha ayaa kormeer key tagay saldhiga ciidanka boliiska ee Degmada Afgooye, isagoo ciidamada ku sugan halkaasi faah faahin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee uu Talisku wado ee la xiriira horumarinta iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

โ€œOn job tarainin in lagu shaqeeyo ayaa la rabaa waxaan idiin kuย baaqayaa in aad iaalisanaa dishibiliinka islamarkaana aad kuย dadaashaan xiriirka alle islamarkaana salaada aad dukataan markiiย kowaad ma noqonayo kormeerkani mar labaad ayaan idiin imaanayaa iyoย waqtiyo kale duwan geela hala cuno xuquuqaadkiinana waan idiinย raadinayaaโ€ ayuu yiri Jeneraal Xaamud.

Dhinaca kale Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeedย  Sareeya gaasย Bashiir Maxamed Jaamac ayaa isna waxa uu kormeeray xaruumaha ciidanka Asluubta ee ku yaala inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.

Meelaha uu kormeeray waxaa ka mid ah xarunta agoonta ee wiilasha isagoo key wareegay qeybaha ay ka oobantahay xaruntaasi oo kala ah dugsiga dhexe ee wiilasha,dugsiga sare ee farsamada gacanta,isbitaalka xaruntaasi ay leedahay iyo qeybta, beerta Ciidanka Asluubta uu lahaa,Xabsiga magaalada Afgooye, iyo xarunti Agoonta gabdhaha oo u bahaan in la dayactiro.

โ€œCiidanka Asluubta waxaan soo marnay iskuulkii agoonta ee wiilasha eeย deegaanka Lafoole, waxaan soo marnay xabsigii degmada Afgooye xaruntiiย agoonta gabdhaha runtii meelihii aan soo marnay waxaan ku soo aragnay
waxyaaba dhaqaajinaya qalbigaada oo waxaan soo arkay matooradiiย xiligii dowladda ay jirtay oo ka shaqeynaya xaruumhihii agoobntaย wiilsha iyo iyo gabndhhaโ€ ayuu yiri Jeneraal Bashiir โ€œGoobbeโ€.
Kormeerka maanta ay sameeyeen Talliyeyaasha Ciidanka Boliiskaย Soomaaliya iyo Asluubta ayaa qeyb ka ah dar dar galinta howlahaย baaxada leh ee ciidanka laga sugayo iyo in ay si toos u wadaย shaqeeyaan labada ciidan oo shaqo wadaag ah.

Previous Post

Godoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo siminaar u furay haweenka xildhibaanada ah {SAWIRRO}

Next Post

Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Next Post
Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

Arday shahaaddooyin iyo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

November 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In