Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartankan kubadda Kolayga 3×3 Oo Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tartankan kubadda Kolayga  3×3 Oo Muqdisho Ka Furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubadda Kolayga 3×3 oo  maanta marki ugu horeysay ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho, Munaasabda furitaanka waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka soctay wasaaraddda dhalinyarada iyo isboortiga Guddiga olombikada Soomaaliyeed, Madaxda  Shirkada StarSom oo tartankan  maal gelinaysa iyo  msauuliyiin XSKK ah.

Ugu  horeyn waxaa halkaas ka hadlay Kusimaha Xoghayaha XSKK Cabdi cabdulle Baasaale waxuuna sheegay in tartankan uu yahay bilow isla markana ay ka qayb gali doonaan 8 koox oo isu jira 5 heerka koowaad ah iyo 3 ciyaartoydi cuslaatay ah si  ay uga faa’iidaystaan ciyaartoyda da’yarta waxuuna sheegay in sanadkan ay tartankan maal gelinayso shirkada Duulimaadka Starsom,

Related posts

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026

Madaxa Shirka Starsom Treveling Axmed Daahir oo isna goobta ka hadlay aya sheegay in maamulkiisa ay go’aansadaeen in ay ka qayb qaataan sare u qaadida isboortiga  gaar ahaan kubadda kolayga, waxuu intaa ku daray in tartankan ay si joogta ah u maal gelin doonaan isla markaana ay ka qayb qaadan doonaan tartamada kale eee isboortiga si  isboortiga soomaaliyeed  horumar u sameeyo.

Ugu Dambayn waxaa halkas ka hadlay oo tartankan furay Agaasimaha waaxda Isboortiga ee wasaaradda dhalinyarda iyo isboortiga Cabdullahi Aaboow Xuseen, waxuuna sheegay in wasaaradu ay  soo dhawaynayso dadaalada xiriirka kubadad kolayga ay kujiraan.

Agaasimaha ayaa dhanka kale u mahad celiyay shirkada Starsom oo  tartankan maal gelinaysa waxuuna shirkadaha kale ee dhaqaalaha haysta ugui baaqay  in ay ka qayb qaataan horumarka isboortiga dalka maal gelina kusameeyaan qaybaha kale gedisan ee isboortiga si isboortiga Soomaaliyeed  uu u horumar gaaro.

Tartankan oo ay ka qayb galayaan  8 koox oo laga Group loo qaybiyay waxaa kulanki ugu horeeyay wada yeeshay kooxaha  Dekedda iyo Plasma waxaana 11-6 ku adkaatay Dekedda.

Ciyaarahan oo  ay koox waliba  u ciyaarayaan 3 ciyaaryahan  ayaa ah marki ugu horeysay  ee Soomaaliya laga ciyaaro iyadoo  xiriirka kubada Kolayga Aduunka (FIBA) ay dhaqan geliyay 2012.

unnamed unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (11)

Previous Post

Hay’adda Wacyi-gelinta Bulshadda (CCA) oo Tartamo Sport ku qabatay Degmooyin ka tirsan magaalladda Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Dhageyso

Next Post
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Dhageyso

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Dhageyso

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

𝐖𝐀𝐒𝐈𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-𝐃𝐇𝐈𝐆𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂 𝐇𝐎𝐑U𝐌𝐀𝐑𝐈𝐍𝐄𝐄𝐃 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka Türkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In