Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qalab Caafimaad Oo Loogu Deeqay Degmooyin Hoosyimaada Galgaduud “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qalab Caafimaad Oo Loogu Deeqay Degmooyin Hoosyimaada Galgaduud “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkan Caafimaad ee maanta la gaarsiiyay Degmooyinka Caabudwaaq,Balanbale iyo deegaanka Dhabad oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo ahaa Hal Konteenar oo ay ku jiraan qalab caafimaad oo loogu adeegayo bulshada.

Waxaana Qalabkan Caafimaad Degmooyinka ugu deeqay Hay’adaha African Development for education health iyo somali health education development oo is kaashanaya

Related posts

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026

Marka uu  gaaray Konteenarkii loogu talagalay Sadexda Magaalo ee kala ah Caabudwaaq,Balanbale iyo Dhabad ayaa waxaa gacantooda kula wareegay Masuuliyiin ka tirsan Gudiga Airportka oo loo soo wakiishey Bixinta Qalabkaan waxaana goob joog ka ahaa Madaxa arimaha buslahada ee Maamulka Degmada Caabudwaaq  iyadoona lagu rogey Baqaar wayn oo ku yaala Bartamaha Caabudwaaq si Degma kasta ay qaybta ay leedahay loogu qaado/

Shuuke Faarax Cowl,iyo Daahir Faarax Xaashi oo loo soo wakiishay qalabkan ayaa ka warbixiyay Qalabkaan Caafimaad iyo Sida loo kala leeyahay oo uu  sheegeen in uu soo gaaray Qalabkii loo soo
wakiishey ayna sidii loogu talagalay ay u bixin doonaan.

Cabdiqaadir Faarax Gurey iyo Muqtaar Macalin Tahliil oo kamid ah Gudiga Airportka ayaa tilmaamay in Baahi wayn loo qabay Qalabkaan waxbadan oo dhanka Caafimaadka ahna uu ka tari doono deegaanada loogu
talagalay

Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Caabudwaaq Khaliif C/samad Cali oo goobjoog ka ahaa Markii qalabkaan la dajinayay ayaa umahad celiyay  hey’ada AFRICAN DEVELOPMENT FOR EDUCATION HEALTH
(A.D.E.H) isagoona geesta kale Jaaliyada ka soo jeeda Waqooyiga Gobalka Galgaduud ugu baaqay in aqoonyahano ay u soo diraan Bulshadooda si ay ugu adeegaan qalabkani.

IMG_1233 IMG_1240 IMG_5713 IMG_5715 IMG_5717 IMG_5720 IMG_5723 IMG_5725 IMG_5729  IMG_5733 IMG_5735 IMG_5738 IMG_5739 IMG_5742 IMG_5745 IMG_5750 IMG_5751 IMG_5754   IMG_5763 IMG_5767 IMG_5768 IMG_5770  IMG_5773 IMG_5776 IMG_5777 IMG_5778 IMG_5779 IMG_5780

Previous Post

Wasiirka Arimaha Gudaha & Federaalka:- “Ahlu Sunna Wal-jamaaca qeyb ayay ka noqon doonaan Dhismaha Maamulka Goboladda Dhexe”

Next Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Jubbooyinka

April 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In