Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Hay’adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Hay’adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha guud ee hay,ada duulista rayidka iyo saadaasha hawada ee
dowlada Soomaaliya Eng. Cali Maxamuud Ibraahim Cali madoobe oo u
waramayay Radiomuqdisho isagoo ku sugan dalka Talyaaniga ayaa faah
faahin kabixiyay halka ay marayaan howlaha horumarineed oo ay wado
hay,ada duulista iyo saadasha hawada.
Maareeyaha ayaa sheegey in wadanka Talyaaniga uu kulamo kula yeeshey
qubaro ka socda wadamada Yurub oo uu kala hadlayay sidii ay
wadatashiyo ku aadan habka ugu sahlan ee horumarinta howlaha Hay’adda loogu sii amba qaadi lahaa.

Maareeyaha ayaa tilmaamay inay waxbadan u qabsoomeen intii uu
kusugnaa dalka Talyaaniga kulamadii uu la yeeshey khubaradii ka socotay
Yurub isagoo sidoo kale ka warbxiyaaay howlaha dib u dhiska garoonka
muqdisho oo meel waanagsan maraya islamarkaana balaarin lagu wado.
Mudooyinkii ugu dambeyeey ayaa waxaa isbedelo iyo horumar laga dareemayay garoonka diyaaradaha iyo guud ahaan habka duulistiisa oo wax weyn laga bedelay tan iyo markii shirkadda Vavori ay dib u dhiska ku sameysay.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Previous Post

kulan ku saabsan ka faa’iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay

Next Post

Jaaliyadda Soomaalida Holland oo taageertay malaaqa Xamar iyo Xamar daye”Sawirro”

Next Post
Jaaliyadda Soomaalida Holland oo taageertay malaaqa Xamar iyo Xamar daye”Sawirro”

Jaaliyadda Soomaalida Holland oo taageertay malaaqa Xamar iyo Xamar daye"Sawirro"

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In