Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii maanta

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii maanta maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad diidka ah ee UGUS ay la beegsadeen kolonyo ay la socodeen shaqaale ka tirsan Isbitaalka xoogga dalka ee degmada Hodan magaalada Muqdisho.

Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay cambaareysnayso falalka argagaxisinimo oo ay geysanayaan maleeshiyaadka UGUS,isagoo intaa ku  daray in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay ogaadaan in kooxaha nabadda ka soo horjeeda aysan u ogoleen farxad iyo dabaal deg.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

“ Waxaan ereyada ugu adag ku cambaareynayaa falalkaasi, ummadda Soomaaliyeed waxaan leenahay kooxaha idin ma rabaan farxad, dabaal deg , nolal iyo nabadba idin ma rabaan, markaa waa in meel looga soo wada geystaa, waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa degan magaalada Muqdisho in ay u istaagaan nabadda iyo taageerida dowladda Soomaaliya” ayuu yiri wasiir maareeye.

Qaraxan ayaa maanta duhurnimadii maanta waxaa uu ka dhacay agagaarka Iisbitaalka Xooga ee degmada Hodan kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac  isugu jira.

Previous Post

Faahfaahin Kasoo Baxeysa Qarax Ka Dhacay Agagaarka Cisbitaalka Xoogga.

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin ka qaybisay Xamar jajab iyo Waabari {SAWIRRO}

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin ka qaybisay Xamar jajab iyo Waabari {SAWIRRO}

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin ka qaybisay Xamar jajab iyo Waabari {SAWIRRO}

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In