Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlahan raashin qeybinta  ah ee wasaarada arrimaha gudaha iyo
federaalka ay maalmihii la soo dhaafay ka waday 17 ka degmo ee gobolka
Banaadir  ayaa maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyay degmooyinka
Wadajir,Dharkenley,Kaxda iyo Dayniile  halkaa oo dadka ku dhaqan ee
danyarta ah loogu qaybiyay raashin macaawino ah oo ka soo gaaray dalka
Cumaan isla markaana la soo marsiiyay wasaaradda arrimaha gudaha iyo
federaalka Soomaaliya.
Xubno ka socday dowladda boqortooyada Cumaan ayaa kormeerayay qaabka
ay u socoto howsha raashin qaybinta ee wasaarada arrimaha gudaha ay ka
sameyneysay gobolka sidoo kalena dowladda Cumaan waxay ka
wadaa howlaha raashin qaybinta qaar ka mid ah gobolada dalka .

Gudoomiyaasha degmooyinka maanta raashin qaybinta laga sameeyay ayaa
waxaa ay ka mahad celiyeen sida wasaarada arrimaha gudaha iyo
federaalka iyo dowladda Cumaan ay raashinkaan oo isugu
jira noocyada raashinka kala duwan u gaarsiiyeen shacabka danyarta ah ee
degmooyinkaa ku dhaqan iyago balan qaaday in dadka mudan ay gaarsiin
doonaan.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
Previous Post

Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay

Next Post

Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal

Next Post
Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal

Maamulka jaamacadda Salaam oo deeq ka kooban gawaarida naafadu ku socoto iyo dhar gaarsiiyay barakacayaal

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In