Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Jibuuti Oo Qalabka Beeraha Ugu Deeqday Qaar Ka Mid Ah Beeraleyda Gobolka Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Jibuuti Oo Qalabka Beeraha Ugu Deeqday Qaar Ka Mid Ah Beeraleyda Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Jabuuti ayaa qalab beeraha ah oo ay ugu deeqday beeraleyda gobolka Hiiraan waxay ku wareejisay maamulka Gobolka Hiiraan, taasi oo dhiira galin u ah beeraleyda ku dhaqan Gobolka Hiiraan.

Munaasabad kooban oo ka dhacday  xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne ayaa qalabkani beeraha lagu qoto ku wareejisay maamulka gobolka, iyadoo halkaasi ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah beeraleyda ku dhaqan gobolkaasi, waxaana kaalmada ay ugu deeqeen Beeraleydaasi ay ku soo aaday xili ay Walaalaha Jibuuti ay u dabaal dagayeen 38 guuradii ka soo wareegtay maalinta xornimada Jibuuti.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Waxaa qalabka guddoomey guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax , waxaana qalabka ku wareejiyey taliyaha ciidamada Jabuuti ee Gobolka Hiiraan Col. Cusmaan Dubbad.

Qalabka ayaa isugu jirey gaadiidka cagaf cagaf ah ee lagu carrogadiyo beeraha iyo waliba qalab kale oo beeraha lagu qodo.

Saraakiisha Jibuuti iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in qalabkani looga gol leeyahay in kor loogu qaado wax soo saarka beeraha dadka reer Hiiraan.

Previous Post

Wasiirka Cadaalada Oo Maanta Baarlamaanka Hortagaya

Next Post

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Next Post
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In