Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta su’aalo weydiiyay wasiirka arimaha gudaha

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Barlamanaka   federaalka Soomaaliya  ayaa  maanta  waxaa horyimid  wasiirk arrimaha gudaha  iyo Federalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane  Cabdiraxmaan  Maxamed Xuseen “Odawa”  si uu golaha warbixiyo uga siiyo  isla markaana  su’aalo looga  waydiiyo dhismaha  guddiyadda madax banan  ee Doorashooy qaranka iyo xaduud-daha iyo federaalka.

labadan guddi  oo ka kooban  min 9 xubnood ayaa waxaa 7 bishii 5aad  ee sandkaani meel  mariyey  golaha wasiiradda  Xukuumadda Soomaaliya kadib markii ay soo magacowday wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka  Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026

Wasiirka arrimaha Gudaha  iyo federaalka  ayaa  ugu  ugu horayn waxaa uu  gololaha shacabka Soomaaliyeed ugu warbiyey qaabka  loo maray  dhismaha  gudiyaadaasi isagoona  ka dalbaday in xildhibanaadda in ay ansixiyaan gudiyadan maadama ay  yihiin  kuwa muhiim u ah dalka.

C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in wasaaraddu markii ay xuleysay gudiyada ay ka baafisay warbaahinta isla markaana ay u saareen gudi kala saara dhamaan dadkii araajida soo gudbiyay.

Mudanayaasha   Barlamanka  Soomaaliyeed ayaa intaa ka dib  wasiirka  arrimaha  gudaha waxa ay waydiyeen  su’aallo kala duwa oo ku daadan  dhismaha gudiyadda doorashooyinka qaranka  iyo kan  xaduudaha  iyo fedaraalka Soomaaliya .

Mudane Cabdiraxman  Maxamed Xuseen  Odawa wasiirka arrimaha gudaha  iyo Federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xildhibaanadda  ugu jawaabay  guud ahan  su’aalihii ay waydiiyeen  xildhibaanadda golaha shacabka .

Guddiyadda  madax banan  ee doorashoooyinka qaranka  iyo  xaduud-daha iyo federalka ayaa laf-dhabar u ah  hirgalinta  hiigsiga  2016 ka maadaama ay  yihin kuwa qaabeeya doorashada lagu wado in ay la qabto marka uu dhamaado waqtiga dowladdan hadda jirta.

Kulanka ayaa waxaa soo xirey gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” isagoo kulanka maantana shir gudoominayay.

Previous Post

Gudiga isku xirka howlgalada AMISOM oo ku kulmay Adis ababa

Next Post

Wasiirka warfaafinta oo kulan la yeeshay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka warfaafinta oo kulan la yeeshay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

Kormeerka Adeegyada Caafimaadka iyo Biyaha ee Wisil

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In