Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kaalinta saxaafadda ay ku leedahay kor u qaadida caafimaadka hooyada iyo dhallaanka-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Kaalinta saxaafadda ay ku leedahay kor u qaadida caafimaadka hooyada iyo dhallaanka-Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar ay soo qabanqaabisay wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya  ayaa loo qabtay qaar ka gabdhaha suxufiyiinta ka howgla Idaacadda Muqdisho, waxaana uu ku saabsanaa doorka saxaafadda ay ka qaadan karto kor u qaadida caafimaadka hooyada iyo dhallaanka.

25 gabdhood oo kamid ah hablaha saxafiyiinta ah oo ka howlgala Idaacadaha ku yaala magaalada Muqdisho ayaa tababarkan loo qabtay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026

Agaasimaha qalabaynta iyo dawadda ee wasaaradda caafimaadka Dr C/Risaaq Axmed                                                 Yuusuf oo furay tababarkaasi ayaa sheegay in waqtigaan loo baahanyahay in saxafadda ay door weyn ay ka ciyaarto u ololeynta adeeega caafimaadka hooyadda iyo dhallaanka.

“Waxaad la socotaan in Soomaaliya ay noqotay wadanka ugu liita ay ku umusho hooyo ama ay ku taranto marka ,mana ahan  wax yar geerida hooyadda dhalaanka waana midda naga dhigatay in aan joogno wadanka heerka xaaladdaha caafimaadka ay  liidato”, ayuu yiri C/rasaaq.

Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa hor yaala wax ka qabashadda daryeel la’aanta caafimaadka ee hooyadda uur leh iyo carruurta yar yar,xili wasaaradda caafimaadka ay sheegtay in loo baahanyahay olole qaran wax looga qabanayo arintaas.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Sawir Qaade: Haaruun Yuusuf

Previous Post

Wasiirka arimaha gudaha oo Ahlu suna ugu baaqay ka qeybgalka maamulka cusub

Next Post

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo soo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Next Post
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo soo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo soo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In