Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadkii laga soo badbaadiyay hoteelladii xalay la weeraray oo u mahadceliyay ciidamada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Onkod “7-Maleeshiyo ayaan ku kharijinay howlgalki aan sameynay” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah Dadkii laga soo bad’baadiyay weerarkii fashilmay ee kooxda Alshabaab ay ku qaadeen Hoteello ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa ka sheegeeyay Habkii Ciidamadda Qarana ay ula dhaqmeen intii lagu guda jiray Bad’baadinta Dadkaas, iyaga oo la hadlay warbaahinta Qaranka.

“ Nolosha iyo islaamnimada ayey la daagaal sanyihiin Alshabaab, Ciidankeenna ayaan u mahadcelinaynaa,Dowladda waxaan leenahay dadkaan ha laga Raadiyo Goobaha ay joogaan, ciidammaddu si wanaagsan ayey Inoola dhaqmeen waana u mahad celinaynaa” ayey dheheen Qaar ka mid ah Dadkii Nala Hadlay.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

September 20, 2026
Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

September 20, 2026

Waa Arrin aanan ku cusbeyn Maqalkeeda Dhagaha Bulshada Soomaaliyeed waaxaana Ficillada foolxumada badan laga filan garaa kooxda Aan Arxanka iyo Dadnimada lahayn ee UGUS kuwaas oo marwalba u taagan dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed Kaba daranoo Muslimiinta Sooman waqtiyada ay afurayaan.

UGUS waxa ay caan ku yihiin xilliyada la faraxsanyahay Damiir xumadood in ay  ku Tashadaan dhibaataynta Ummad Dhammaan Muslimiin ah Cidkasta oo wadda Dhibaato sida Alshabaab waxaa gaaraya Qasaarihii xalay gaaray qaar iyaga ka mid ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Jawaahir Baarqab: Waa daciifnimada UGUS inay Muslimiin afuraya ku soo qaadaan weerar

Next Post
Jawaahir Baarqab:  Waa daciifnimada UGUS inay Muslimiin afuraya ku soo qaadaan weerar

Jawaahir Baarqab: Waa daciifnimada UGUS inay Muslimiin afuraya ku soo qaadaan weerar

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo saxiixay Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay  Sharciga Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka...

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

Wafdi sare oo ka socda Ciidamada Cirka Pakistan oo Muqdisho lagusoo dhaweeyay

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto. Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In