Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dacwaddii kenya looga gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Hige oo Rajo wanaagsan laga Qabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dacwaddii kenya looga gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee Hige oo Rajo wanaagsan laga Qabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay in rajo wanaagsan laga qabo dacwadda Dowladda ay ka gudbisay Kenya.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Arrimahaas ka hadlay markii la gudbiyay dacwadda ayaa sheegay in: Maanta waa maalin aad u qiimo badan waa maalin weyn waana maalin dadka Soomaaliyeed ay xaqqii ay u lahaayeen soo gudbinta dacwaddooda ay gaareen aad ayey ugu mahad sanyihiin xukuumadda federaalka iyo bulshada Soomaaliyeed sida ay u wajeheen Arrintaan”

Related posts

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026

Dhanka kale Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa u mahad celiyay dhammaan intii ka qayb qaadatay soo gudbinta dacwadda la xiriirta Muranka labada dal  gaar ahaan qareenadii soo diyaariyay Qoraalka dacwadda murankaan ku waas oo u kala dhashay dalalka, Soomaaliya , Maraykanka, Ingiriiska iyo faransiiska.

Dhawaan ayey ahayd markii Qareenada Soomaalida iyo Ajaanibta isugu jira ay soo diyaariyeen qoraallo Caddaynaya la haanshiyaha Dowladda Soomaaliya Xuduudda badda kenya ay la wadaagto  taas oo kenya ay sheegtay in iyadu ay leedahay.

Previous Post

Wasiirka Amminga oo farriin u diray Ciidanka Dowladda

Next Post

Sawirro,Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Norwey

Next Post
Sawirro,Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Norwey

Sawirro,Madaxweynaha oo Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Norwey

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku soo gunaanudday bandhigga...

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In