Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha dalka oo Garowe kula kulmay saraakiil ka gadoodday maamulka Puntland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha dalka oo Garowe kula kulmay saraakiil ka gadoodday maamulka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid  ayaa kulamo la leh  saraakiil  ka tirsan  ciidamada  maamulka Puntiland  oo  dhawaan   ka gadooday  isla maamulkaasi.

R/wasaare Sharma’arke oo ku sugan magaalada Garowe islamarkaana wadahadallo la leh mas’uuliyiinta maamullada Puntland iyo Jubba, ayaa dhinaca kale wada dadaallo ku aaddan sidii dib loogu soo celin lahaa saraakiil ciidan oo ka gadoodday maamulka Puntland.

Related posts

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026

Laba sarkaal oo dhawaan ka gadoodday maamulka Puntland kadib markii madaxweynaha maamulkaasi uu sheegay in uu xilka ka qaaday islamarkaana ku sugnaa deegaan hoos yimaada Eyl ayaa xalay gaaray magaalada Garowe.

Saraakiishaas oo lagu kala magacaabo Muxyadiin Axmed Muuse iyo Col. Cabdi yare ayaa sheegay in R/wasaaraha uu u yeeray si looga wadahadlo arrinta gadoodka.

R/wasaaraha ayaa xalay kulan la qaatay labadaasi sarkaal,  inkastoo aan la shaacin natiijada kulankaasi, sida uu ku soo waramay wariyaha Radio Muqdisho ee magaalada Garowe.

Saraakiishaasi ayaa sheegay iney ku rajo weynyihin in xal laga gaaro khilaafka u dhaxeeya iyaga iyo madaxweynaha Puntland, iyagoo intaa ku daray iney u dheganuglaan doonaan awaamiirta R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

R/wasaaraha dalka ayaa maalintii Sadexaad ku sugan magaalada Garowe, isagoo halkaasi uga qeybgalaya kulan looga hadlayo xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa dowladda F. S. iyo maamullada Puntland iyo Jubba.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamanka F. S. oo la kulmay saraakiisha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In