Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Qaranka oo hambalyo u dirtay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Qaranka oo hambalyo u dirtay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasabdda ciidda ugu hambalyeeyay dhamaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu Alle ka baryay in soonkii iyo Salaaddii u ka aqbalo Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed..

โ€œUmmadda Soomaaliyeed waxaa looga fadhiyaa inay iscafiyaan oo ay isa saamaxaan, isla markaana ay ka wada shaqeeyaan sidii midnimadooda loo xoojin lahaa, isagoo ku baaqay in laga wada shaqeeyo arrimaha dib u heshisiinta oo waxkasta lagu dhameeyo wada hadal, loona gurmado dadka tabaaleysanโ€ ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Related posts

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaai ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu bulshada ka codsaday in ay dhexdooda isu gar gaaraan kiisa aan waxba heysan.

โ€œCiidย  mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil kheyr, Ciidaan iyo cideeda Allow samo nagu gaarsii, Mahad Alle ayaa leh, hana aqbalo soo jeedka habeenkii, soonka iyo salaadda, Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in ciddaan tiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare, Isla markaana ay dhexdooda isu gurmudaan oo ay is caawiyaanโ€ ayuu yiri Prof Jawaari.

Sidoo kale Raโ€™iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaโ€™arke oo isna dhankiisa hambalyo u dirayay shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu ugu bishaareeyay dhalasha 1-da Shawaal.

Sidoo kale Gobollada dalka Soomaaliya ayaa saaka si isku mid ah looga ciiday, maadaama ay maanta ku beegantahay maalinta koowaad ee ciidul firtiga, iyadoo Ummadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah isugu hambalyaynayeen munaasabadda maalinta koowaad ee ciidda.

Previous Post

Tartamayaasha ka qeyb galay tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka oo loo hambalyeeyay โ€œSAWIRROโ€

Next Post

DAAWO SAWIRADA- Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

Next Post
DAAWO SAWIRADA- Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

DAAWO SAWIRADA- Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In