Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRRO-Wasiir ku xigeenka Maaliyadda XFS oo kumanaan qof kula ciiday Degmada Carmo ee gobolka Bari

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO-Wasiir ku xigeenka Maaliyadda XFS oo kumanaan qof kula ciiday Degmada Carmo ee gobolka Bari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka
Soomaaliya  Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii
Ra’iisul Wasaaraha ku wehliyey safarkii uu ku tagay deegaanada
Puntland ayaa kula tukaday salaadii Ciiida kumanaan qof degmada Carmo
ee gobolka Bari.

Wasiirka ayaa salaada ka dib dadka la hadlay ayaa sheegay in
xukuumadda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii dib loogu howl galin
lahaa dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee degmada Carmo oo
sanadihii ugu danbeeyey aan si wanaagsan u shaqayn,

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Waxaa sidoo kale wasiirku uga waramay dadwynihii isugu yimid Salaada
Ciida in dowladda Soomaaliya ay horumaro badan ka samaysay dhanka
nabadgalyada iyo dib u dhiska, horumarinta dhaqaalaha iyo dhisida
maamul goboleedyada, hadana ay u yimaadeen Puntland sidii loo xalin
lahaa madmadowga soo kala dhex galay,

Wasiirka ayaa uga mahadceliyey dadka reer Carmo sida wanaagsan ee u
soo dhaweeyeen qaxootiga u dhashay dalka Yemen oo soo gaaray degmada
isla markaan ku booriyey iney xoojiyaan amniga gacana ka gaysta wax u
qabashada dadka ka soo cararaya dagaalada ka socda dalka Yeman,

DSC01074 DSC01145 DSC01181 DSC01191 DSC01221 DSC01221_1 IMG_9963

Previous Post

Ciidanka XDS oo 32 malleeshiyaad ah xalay ku dilay deegaanka Golweeyn ee G/Sh/Hoose

Next Post

Munaasabad lagu weynayay ciidul fitriga oo lagu qabtay degmada Kaaraan

Next Post
DAAWO MUUQAAL+SAWIRRO: Damaashaadka Ciida ee Muqdisho

Munaasabad lagu weynayay ciidul fitriga oo lagu qabtay degmada Kaaraan

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In