Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg deg: Ciidamada dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degmada Baardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay la wareegeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaasi oo laga ceyriyay maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Siyaad Axmed Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee hogaaminaya howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Related posts

March 17, 2026
Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026

“Abaaro 1:45pm ayay gacanta degmada Baardheere noo soo gashay, waxaana halkaasi ka wadnaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo, inta ugu muhiimsan ayaa gacanta noogu jirto, waana sii wadaynaa howlgallada lagu baacsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab” ayuu yiri sargaalka u waramay Radio Muqdisho.

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa tilmaamay inaysan la kulmin wax iska caabin ah markii ay la wareegayeen degmada Baardheere, isla markaana ay ka soo galeen dhowr jiho, taasi oo kentay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay goobta isaga cararaan.

Previous Post

Ciidamada dowladda ee ku sugan goolka Bakool oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Next Post

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geerida Abwaan Sooraan iyo fanaanadda Saciido Cabdi

Next Post
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geerida Abwaan Sooraan iyo fanaanadda Saciido Cabdi

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In