Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada soo dhaweynta madaxweyha J. F. S. oo ka socota Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada soo dhaweynta madaxweyha J. F. S. oo ka socota Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Cadaado, si uu uga qeeybgalo  xafladda caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo maanta ka socota magaalada Cadaado.

Magaalada Cadaadana waxaa hadda ka socota qaban qaabada soo dhaweeynta madaxweynaha iyo wafdigiisa oo la filayo iney dhawaan ka degaan magaaladaasi, iyadoo garoonka diyaaradaha Cadaado ay ku suganyihiin mas’uuliyiinta ugu sarreeysa maamul goboleedka Galmudug oo dhawaan lagu dhisay halkaasi.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026

Sidoo kale madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu khudbad dheer ka jeediyo madasha lagu caleemasaarayo madaxweynihii ugu horreeyay ee mkaamulgoboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed.

Dhinaca kale magaalada Cadaado waxaa hore u gaaray madax kaladuwan oo halkaasi u tagtay ka qeybgalka caleemasaarka madaxweynaha maamulka Galmudug.

Ammaanka magaaladaasi ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo waddooyinka lagu soo daadiyay ciidamo farabadan oo isha ku haya dhaqdhaqaqa dadka iyo gaadiidka.

Previous Post

Dowladda Kenya oo adkeysay ammaanka dalkeeda

Next Post

Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab”

Next Post
Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab”

Wasiir Diini: "Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In