Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda City oo ogeysiis u direysa ardayda dugsiyada ka soo baxday.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda City oo ogeysiis u direysa ardayda dugsiyada ka soo baxday.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta  ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal  ifaya, kana soo baxay  Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda City oo aad uga barateen waxbarasho tayeeysan iyo manahaj casri ah, in ay qaadaneyso arday cusub sanad Dugsiyeedka  2015-2016.

Isqorista iyo u diyaar garowga Imtaxaanka Qabuulka wax ay ka socdaan Xarunta Dhexe ee Jaamacadda City, km4.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Jaamacadda waxey qaadaneysaa sanad dugsiyaadkaan araday ka kooban part time iyo full time, tirada  oo xadidan awgeyd yaan  lagaabuuxin ee   horay ugaar.

F.G.

  1. Ardayda ka gasaha  kaalimo sare imtaxaan ka qabuulka Jaamacadda waxey heli  doonaan waxbarasho lacag la’aan ah.
  2. Kuwa is dii wan galiya waqti hore ayagana waxay heli doonaan mudnaan gaar ah.

Sharuudaha  Aradayga  looga Baahanyahay:

  1. Shaahadda Dugsiga Sare Asali yo Koobi
  2. 4 Sawir nooca teesaraha iyo Gal Waraqadeed
  3. Warqadda Dhalashada iyo Sugnaanta
  4. Lacagata Isdiiwan galinta oo u bixinaayo Imtixaanka ka dib

Kulliyadaha ay ka koo bantahay Jaamacadda:-

 Kulliyadda Engneeringa oo ka kooban;-

Civil Engineering

  1. IT
  1. Kulliyadda Qeyraadka Dabiiciga iyo Culuumta Badda;
  2. Marine Science
  3. Agriculture

  1. Kulliyadda Cilmiga bulshada iyo Culuumta Siyaasadda
  2. Sharia & Law
  3. Political Science &Public Administration

  1. Kulliyadda Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga
  2. Accounting
  3. Management
  4. Administration of Justice
Previous Post

Beledweyne oo laga mamnuucay gaadiidka leh murayada madow

Next Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In