Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Kuwa Amisom Oo Si Rasmi ah Ula Wareegay Diinsoor

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa Gudaha u galay goor dhow oo si rasmi ah ula wareegay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasi oo Laga ceyriyay Maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab.

Argagaxisada Al-shabaab ayaa isaga baxay degmada Diinsoor, iyadoo ciidanka ay xalay ku hoydeen duleedka degmadaasi, iyagoo ku kallahay saakay aroortii hore, iyagoo aan la kulmin wax iska cabin ah oo kaga timid UGUS.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Sarkaal u hadlay ciidamada dowladda Somalia oo la hadlay Warbaahinta isagoo ku sugan degmada Diinsoor ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda ay galeen saaka degmadaas oo ka mid ahayd degmooyinkii ay Al-shabaab ka talinaysay.

Abaanduulaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneel Ismaaciil Khaliif Axmed oo goor dhow la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in si nabdoon ay ula wareegeen Degmada Diinsoor ayna si wanaagsan u soo dhaweeyeen dadka deegaanka oo ku faraxsan ka dulqaaditaanka laga dulqaaday cadowga Al Shabaab.

Magaaladan ayaa noqonaysa magaaladii labaad oo ay ciidamada dowladda FS iyo kuwa AMISOM kala wareegaan Al-shabaab Muddo 48-saacadood gudahood ah, kaddib markii maalin ka hor ay la wareegeen degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana guuldarooyinkani Argagaxisada soo wajahaya ay ka dhigantahay baabaโ€™a kooxda oo heer gaba gaba ah maraya.

Previous Post

Ololo Looga Hortagayo Gudniinka Fircooniga Oo Beledweyne Ka Bilowday

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Dib U Eegista Miisaaniyadda “Sawirro”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Dib U Eegista Miisaaniyadda  “Sawirro”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Dib U Eegista Miisaaniyadda "Sawirro"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In