Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka G/banaadir oo qaatay Kulan looga hadlay horumarada Gobolka uu sameeyay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka G/banaadir oo qaatay Kulan looga hadlay horumarada Gobolka  uu sameeyay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaan Maanta Shir Guddoomiyey Kulankiii Maamulka Gobolka Banaadir kaas Looga Hadlayey shan Ajando oo Kala duwan waxaana ka mid ah  In Warbixn Laga dhageysto Kusimihii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudadii Koobneed oo guddoomiye Muungaab Ku Maqnaay Cumrada   Guddoomiye muungab ayaa Ku amaanay shaqadii aan kala Joogsiga leheyn oo Ka qabtay Mudadaas.

Sidoo Waxaa Laga warbixyey Xaaladda Nadaaafada Gobolka Banaadir oo ah Waajibaadka Maamulka Gobolka Banaadr waxaana La isku Raacay in Magaaladda muqdisho Laga dhigay Dhalo oo ay tahay magaalo nadiif shaqaalaha Dowladda ee Nadaafada ay ka soo baxeen Waajibkooda.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Sidoo waxaa laga Hadlay Tartanka Kubadd Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo dhawaan Ka bilaaban doona Garoonka Studium Banaadir kaas lagu heshiiyey in la dhiiri galiyo Si Loo Adkeeyo is dhax galka Bulshada.

Sidoo waxaa Warbixn laga dhageystay agaasimaha Amniga oo Dhamaan ka warbixiyay Xaaladda Amaanka Magaalada iyo Qaabka Ay Hey’addaha Amaanka iyo Maamulka gobolka banaadir U wada shaqeyeen.

Ugu Dambeyntii Guddoomiyaha Gobolka banaadir xasan Maxamed Xuseen”Muungaab ayaa ku dhawaaqay Sanadkan in la dar dar galiyey howlaha Shaqada gobolka banaadir lana xisaabtami doono  waaxaha dowlada hoose Si loo Hubiyey in la gaari karo Meesha Loo socda.

IMG_9127 IMG_9132 IMG_9146 IMG_9169 IMG_9177 IMG_9178 IMG_9216 IMG_9217

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In