Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kooda uga hadlidoona Ansixinta Hindise sharciyeedyo ku saabsan shaqooyinkii Baarlamaanka ay horay u soo qabteen sida, dib u eegista iyo Dhaqan galinta dastuurka, Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeed ku saabsan Dhaqidda lacagta iyo Baarlamaanka oo loo Qaybin doono Taariikh Nololeedka Xubnaha Guddiga Dastuurka iyo Xubnahaas oo ay Mudanayaasho Dhaarin doonaan.
Sida uu Radio Muqdisho u sheegay Hab-dhowraha Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Maxamuud Isagoo intaa raaciyay in Howsha iyo Dulqaadka Baarlamaanka uu sahli garo Horumar Siyaasadeed uu dalku Gaaro ka hor Doorashada 2016’ka.
Halkaan ka Dhageyso