Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflada Lagu Dhiira Galinayay Arday Ku Tartamay Aqoon Oo Beledweyne Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaflada Lagu Dhiira Galinayay Arday Ku Tartamay Aqoon Oo Beledweyne Lagu Qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna siinayay abaalmarino tartamayaal ku guuleystey tartan aqooneedka bisha Ramadan ee ka baxayay Radio Hiiraanweyn oo ku yaala magaalada Beledweyne ayaa lagu qabtay magaalada Beledweyne ee  xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan iyo qeybaha kale duwan ee Bulshada.

Tartan aqooneedkan oo ahaa kii saddexaad ee ay qabato Radio Hiranweyn oo ka mid ah idaacadaha gaarka loo leeyahay ee ka jira magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku tartamayay xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne iyadoo tartankuna uu ahaa mid dhagaystayaal faro badan ay kala socdeen idaacada iyo livestreamkaba.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay maamulka degmada Beledweyne, aqoonyahano, dhalinyaro, ururada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.Guddoomiyaha Guddiga tartan aqooneedka Jamaal Cali Cabdi oo ka hadlay xaflada ayaa ka waramay marxaladihii kala duwanaa uu soo maray tartanka isagoo xusay in uu tartanka ku dhamaaday jawi aad u wanaagsan tartamayaashii ka qeybgalayna ay ku qanceen natiijada tartanka.

Maamulka Sare ee Idaacada Hiranweyn Maxamed Cismaan Makaraan oo ka hadlay munaasabadan ayaa sheegay in ujeedka tartanka uu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta daka isla markaana bulshada ay isku dhexgeli lahayd.
Ugu dambayntii waxaa xaflada ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka degmada Beledweyne Bashiir Xuseen Dhoore, waxana uu guddoomiye ku xigeenku u mahadceliyay Radio Hiranweyn oo soo qabanqaabisay tartankan iyo dadkii ka qeybgalayba.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ka soo qeybgalo xafladan lagu abaalmarinayo tartamayashii barnaamijka Tartan aqooneedka waxana aan ka codsanayaa idaacada Hiranweyn in ay sii wado barnaamijyada noocan oo kale oo bulshada faa’idada u leh.”ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka degmada Beledweyne Bashiir Xuseen.

Guddoomiye ku xigeenka maamulka degmada Beledweyne ayaa guddoonsiiyay abaalmarino lacageed saddexdii tartame ee ka galay tartan aqooneedka kaalmaha hore.

tartan aqonedbwe (10)

tartan aqonedbwe (9)

tartan aqonedbwe (8)

tartan aqonedbwe (7)

tartan aqonedbwe (6)

tartan aqonedbwe (5)

tartan aqonedbwe (4)

tartan aqonedbwe (3)

tartan aqonedbwe (2)

tartan aqonedbwe (1)

Previous Post

Dhismihii Safaaradda Soomaaliya Ee Talyaaniga Oo Dib Loogu Soo Celiyay Gacanta Soomaaliya

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In