Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismihii Safaaradda Soomaaliya Ee Talyaaniga Oo Dib Loogu Soo Celiyay Gacanta Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa xukuntay in  Dhismaha safaaradda Soomaaliya oo ku taala magaalada Rome si rasmi ah loogu wareejiyay mas’uuliyiinta safaaradda kadib markii muddo 10 sano ka badan ay gacanta ku haysay shirkad laga leeyahay dalkaasi.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Jeneral Muuse Xasan Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in muddo kaddib Soomaaliya ay soo ceshatay gurigii safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo shirkad ajnabi ah ay ku ganacsaneysay, waxaana uu tilmaamay in  maanta ay u dabaaldageen in ay hantiyeen gurigii Safaaradda.

Safiirka ayaa ka hadlay sida ay ku timid in dib gacanta Soomaaliya ay ku soo celiyaan daartii Safaaradda Dalka Talyaaniga dacwada badan uu furay qareeno uu qabsaday taasi oo sababtay in gacanta Soomaaliya lagu soo celiyo, waxaana guul uu ku tilmaamay in ay ku guuleesteen dacwada arinkani ay ka galeen oo uu  u arko sharaf in uu u soo hooyay dadka iyo dalka.

Safiirka Dalka Talyaaniga Jeneral Muuse Xasan oo sii hadlay ayaa sheegay in Daarta Safaaradda uu ka muuqdo bur bur xoog leh loona baahanyahay in dayactir lagu sameeyo, waxaana uu sheegay astaamaha muujinaya qaranimada Soomaaliya in durbaba ay ku xardheen xarunta Safaaradda.

IMG_7056 IMG_7062 IMG_7063 IMG_7066 (1) IMG_7066 IMG_7082

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xaflada Lagu Dhiira Galinayay Arday Ku Tartamay Aqoon Oo Beledweyne Lagu Qabtay

Next Post
Xaflada Lagu Dhiira Galinayay Arday Ku Tartamay Aqoon Oo Beledweyne Lagu Qabtay

Xaflada Lagu Dhiira Galinayay Arday Ku Tartamay Aqoon Oo Beledweyne Lagu Qabtay

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In