Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gashaandhigga oo Soo saari doonta Warshad Samaysa dareeska Ciidamada Xoogga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo ugu Hambalyeeyay Ciidanka XDS sanad guurada 55aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka ayaa wada qorshe ay ku Hirgalineyso  Warshad casri ah oo soo saarta dareeska iyo qalabka Ciidamada Xoogga, iyada Wasaaraddu sheegtay in horumaro laga sameeyay howlgallada ka soconaya Dalka.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay gaareen guulo badan taas oo wax badan ka badashay Nolosha dad badan oo ku noolaa goobihii laga saaray kooxda shabaab oo intii ay ku sugnaayeen dhibaato u gaysan jiray dadkaas iyo Hantidooda.

Related posts

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026

“Guulaha la gaaray Umadda Soomaaliyeed iyaga oo ku faanaya ciidamada xoogga Dalka  iyo AMISOM,waxaa la gaaray guulo la taaban karo guula haa soo ay ugu   Dambaysay qabsashada,   Diinsoor, Baardheere iyo meelo kale oo ka tirsan Baay Bakool  si dookale meelo kale oo ka tirsan Gobollada dhexe, hadda qorsheheennu waxa uu yahay in ciidamada xoogga oo si wada jira u howlgalaya in Gacanta Shabaab laga saaro Goobaha kale oon isleenahay way joogaan” Ayuu yiri Wasiirka Gaashandhigga.

Dhanka kale Wasiir Diini ayaa sheegay in dhawaan la hirgalin doono warshad Casri ah oo soo saari doonta Qalabka Ciidamada xoogga dalka ay ku howlgalaan.

“ Dhawaan waxaan Hirgalin doonnaa sida ugu dhaqsaha badanwarshad weyn oo Soo saarta dharka Ciidamada Xoogga taa soo haqabtiri Doonta bahida Qalabka ciidamada Xoogga dalka, marka loo baahdo ciidamada Asluubta ciidamada Boliiska iyo Nabad Sugidda, waxa ayna dabooli doontaa Baahida Ciidamada Qaranka”

Previous Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ka doodi doono maanta

Next Post

Wasaaradda Maaliyadda oo heshiis lagu taageerayo Ciidanka Boliiska la saxiixatay dowladda Maraykanka”sawirro”

Next Post
Wasaaradda Maaliyadda oo heshiis lagu taageerayo Ciidanka Boliiska la saxiixatay dowladda Maraykanka”sawirro”

Wasaaradda Maaliyadda oo heshiis lagu taageerayo Ciidanka Boliiska la saxiixatay dowladda Maraykanka"sawirro"

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

Qorshe Mareykanku ku doonayo in Kenya xarun karantiil caafimaad looga dhiso oo muran badan ka dhaliyay Bariga Africa

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Qorshe lagu doonayo in Kenya laga dhiso xarun lagu karantiilo laguna daweeyo dadka Maraykanka ah,ee la kulmay Ebola ayaa...

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

Ururka Hidda-dhoor oo ka qayb galay maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu qabtay dalka Belgium

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In