Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda gobolka oo xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo la soo taagay dhalinyaro Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday eedeysanayaal lagu helay inay geysteen falal la xiriira dil iyo Kufsi, iyadoo sidoo kale Maxkamaddu ay dib u dhigtay xukunada labo qof oo ka mid ahaa dadkii Maxkamada la horgeeyay.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dacwado kufsi iyo dil ah oo lagusoo eedeeyay 7-qof oo mid ay dumar tahay, iyadoo inta badan eedeysanayaasha ay qirteen dambiyadii lagusoo eedeeyay.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026

Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Maxamed Xasan Nuur oo dacwad ooge ka ahaa inta badan kiisaskii maanta Maxkamadda ay qaadeysay ayaa mid mid usoo bandhigay dambiyada loo heysto eedeysanayaasha, iyadoo qareenadana ay Maxkamada horteeda ay ku difaacayeen eedeysanayaasha.

Intaasi kadib ayaa Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur uu ku dhawaaqay xukuno xabsi iyo dil isugu jira oo lagu riday 5-kamid ah eedeyasnayaashii Maxkamada la horkeenay, halka uu sheegay in dib loo dhigay Maxakamadeynta laba qof oo kamid ahaa shaqsiyaadkii maanta Maxkamada lasoo taagay.

“Abuukar Cabdi Axmed oo lagu soo eedeeyay in uu dilay Marxuum la oran jiray Xasan Cismaan Axmed Maxkamada Gobolka Banaafir waxa ay ku xukuntay dil toogasho ah, Qaasim Ciiley Cabdi oo ku eedeysan wiil yar oo afar jir ah uu ku sameeyay fal kufsi ah Maxakamadu waxay ku xukuntay 10-sano oo xabsi ah iyo 10-Milyan oo ganaax ah, Maxamed Cali Maxamuud dib ayaa loo dhigay, Cabdiraxmaan Nuuraani Maxamed oo ku eedeysan kufsi inuu u geystay gabar yar oo aan qaangaar aheyn Maxkamada Gobolka Banaadir waxay ku xkuntay 15-sano oo xarig ah iyo 8-kun diollar oo ah dhibaatadii gaartay gabadha, Aweys Cabdinuur Ibraahim oo ku eedeysan inuu dilay marxuumad la oran jiray Nimco Cabdi Maxamed, Maxkamadu waxay ku xukuntay dil toogasho ah, Maxamed Cabdullaahi Cabdi oo ku eedeysan baabuur uu waday uu ku dhintay Marxuum la oran jiray Cali Abshir Cali baaburkaas oo u rarnaa si taxadar la’aan ah oo aan sharciguna ogoleyn isaga darawalka ahna uusan heysan leysan Maxakmada Gobolka Banaadir waxa ay ku xukuntay laba sano oo xabsi ah iyo diyada Marxuumka oo ah 100-halaad Wabillahi Towfiiq”

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Xildhibaannada Baarlaamanka oo loo qeybiyay dib eegista miisaaniyadda 2015-ka

Next Post

Xildhibaannada Baarlaamanka oo loo qeybiyay dib eegista miisaaniyadda 2015-ka

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In