Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa faah faahinta heshiis maanta Magaalada Cadaado ku dhexmaray Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca oo la xiriira awood qeybsiga iyo in si hufan loo horumariyo maamulka Galmudug oo bishii la soo dhaafay ee July la dhisay, waxaana halkani ku dhan qodobada ay ku heshiiyeen iyo sawirada munaasabadda lagu soo bandhigay heshiiskaasi oo muhiimad gaar ah ugu fadhiyo bulshada Soomaaliyeed.
Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...



























