Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Soo Jeedin Lagu Laalayo Mooshin ay Horay M.weynaha Uga Keeneen Xilibanno Kale oo Baarlaanka ka tirsan+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Xildhibaano Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Soo Jeedin Lagu Laalayo Mooshin ay Horay M.weynaha Uga Keeneen Xilibanno Kale oo Baarlaanka ka tirsan+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilibaanada Soojeedinta Caawa Gudbiyay oo Tiradoodu  Gaaray 125 mudane ayaa Ciwaan uga Dhigay “Soo Jeedin Laalis Mooshinka iyo Eedeymaha Aan Sharciga  waafaqsaneyn ee ka soo Horjeeda M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Xilibaan C.laahi Abshiroow oo goordhaw Radio Muqdisho Soo gaarsiiyay nuqul kamid ah Soojeedintaasi ay u gudbiyeen Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in ay diidanyihiin mooshinka laga keenay m.weyne Xasan Sh Maxamuud,isagoo sheegay in mooshinka m.weynaha laga keenay uusan heysan sharciyad uu ku sii socdo.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Xilibaan C.laahi ayaa sheegay in mooshinkaasi  uu Abuurayo Xasilooni darri siyaasadeed, isla markaana laga been abuurtay xilibaano badan oo aan ku jirin mooshinkaasi , Dustuur ahaanna  aysan jirin tallaabooyinkii sharci ahaan ay u baahneeyd  Eedeymaha  loo soo jeediyo M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya sida maxkamaddii Dastuuriga aheyd ee sharci ahaan Qiimeyn laheyd Asal ahaanta Eedeymahaasi.

Mudane Abshiroow ayaa hadalkiisa intaa ku daray in maadaama baarlamaanku uu galayo Kalfadhigii Todobaad ayna horyaallaan Shuruuc muhiim u ah xiliga kala guurka uuna mooshinkaasi carqaladeynayo habsami u socodka howlaha baarlamanka iyo geeddi socodka 2016.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/Cod-Xilibaan-C.laahi-Abshiroow.mp3
Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta

Next Post

Wasiir Ceynte Oo La Kulmay Soomaalida Magalada Minneapolis+Sawirro

Next Post
Wasiir Ceynte Oo La Kulmay Soomaalida Magalada Minneapolis+Sawirro

Wasiir Ceynte Oo La Kulmay Soomaalida Magalada Minneapolis+Sawirro

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In