Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Baydhabo oo qorsheynaya dib u dhiska waddooyinka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shacabka ku nool Baydhabo oo maanta deeq isugu jirta lacago, dhar iyo raashin ku taageeray ciidamada XDS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Bay ayaa sheegay in dhawaan uu bilaabanayo Mashruuca dhismaha waddooyinka Magaalada Baydhabo kadib kulan uu maanta la qaatay Mas’uuliyiinta Xaafadaha magaladaasi.

Kulanaka oo muddo Saacado ah Qaatay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, Xubno Matalayay Hayadda DDG oo ka shaqeysa Hormarinta Mashaariicda la xiriira Adeegyada Bulshada, iyadoo guddomiyaha gobalku uu warbixin ka dhageystay guddoomiyaha Xaafadaha Magaalada, iyagoo u mahadceliyay Hay’adda DDG oo howlo mashaariic isugu Jira dhismaha Waddooyinka iskuulada,iyo Cisbitaalada ka waddo magaalada Baydhaba.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Aadan Saciid oo ka mid ah mas’uuliyiinta  Hay’adda DDG  ayaa faafahiyey marxaladihii kaladuwanaa ay soomareen intii ay ku guda jireen mashruuciyada lagu dhisaayey Xaafadaha magaalada Baydhabo, Sida goobaha caafimaadka iyo Waxbarashada.

“Aad ayaan uguguulaysanay mashaaricdii aan ka fulinay magaalada Baydhabo ee iskugu jiray iskuulada iyo waliba Cisbitaalada  waxaana si aad ah noolashaqeeyey gudiyaasha xaafadaha Magaalada Baydhabo” ayuu yiri Aadan Siciid.

Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo midka degmada ayaa uga mahadceliyey Hay ada DDG iyo Gudiyaasha xaafadaha sida wanaagsan ee ay u wadashaqeyn iyagoo Xusay in dhawaan uu bilaabmidoono dhismaha wadooyinka xaafadaha magaalada Baydhabo.

Waxaa mardhaw bilaabmidoona mashruuc  waddooyin looga dhisidoono xaafadaha magaalada Baydhabo . waxaa laga rabaa gudiga  Xaafadaha Magaalada Baydhabo In ay kaalintooda qaadaan  waana ku faraxasanahay wadashaqeenta wanaagsan ay laleeyihiin DDG.

 

Previous Post

Wasaaradda amniga Gudaha iyo taliska Taraafikada oo Ammarro ka dhan ah gawaarida xamuulka qaada soo saaray

Next Post

Madaxweynaha oo kulamo la qaatay Madax ka tirsan Talyaaniga

Next Post
Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka Jubba

Madaxweynaha oo kulamo la qaatay Madax ka tirsan Talyaaniga

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In