Sunday, November 2, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qunsulka Soomaaliyeed ee magaalada Cadan oo ka digay in argagixisada Yemen ay dalkeena soo galaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qunsulka Soomaaliyeed ee magaalada Cadan oo ka digay in argagixisada Yemen ay dalkeena soo galaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Cadan ee dalka Yemen Axmed Suudaani, ayaa hay’adaha ammaanka ugu baaqay inay isha ku hayaan dhaqdhaqaada xeebaha Soomaaliya, isagoo ka digaya in kooxaha dagaallada ka waddankaasi ee xagjirka ah ay dalkeena soo galaan.

Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ayuu ku sheegay in ay kooxahaan u fudud tahay in ay badda soo maraan si ay u soo galaan Soomaaliya, maaddaama aysan dowladda Yemen si wanaagsan u shaqeyneynin.

Related posts

Somali State Minister for Foreign Affairs Receives Sudanese Ambassador

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Safiirka Suudaan Ee Soomaaliya

November 2, 2025
Taliska NISA Ee Koonfur Galbeed Oo Soo Bandhigay Xubno Iska Soo Dhiibay Khawaarijta

Taliska NISA Ee Koonfur Galbeed Oo Soo Bandhigay Xubno Iska Soo Dhiibay Khawaarijta

November 2, 2025

“Maadaama ay dowladdii meesha ka maqan tahay, kooxahani waxay soo aadi karaan dalkeena, ayagoo waliba hubeysan ama wata dad badan si ay dagaallo uga huriyaan waddankeena, waxyaabaha wax lagu qarxiyo ayay sidoo kale soo heli karaan, marka hay’adaha amaanku waa inay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqa xeebaha” ayuu yiri Axmed Suudaani.

Dhinaca kale wuxuu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee ka soo cararay dagaallada Yemen in aysan dib ugu laaban Yemen oo ay wali dagaallo ka socdaan.

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ku nool

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq gaarsiisay qoysas ku nool xerada Xagardheer

Next Post
Kenya oo dalbatay in Qaxootiga Soomaaliyeed dib loogu celiyo dalkooda

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo deeq gaarsiisay qoysas ku nool xerada Xagardheer

Somali State Minister for Foreign Affairs Receives Sudanese Ambassador

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Safiirka Suudaan Ee Soomaaliya

November 2, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya,...

Somali State Minister for Foreign Affairs Receives Sudanese Ambassador

Somali State Minister for Foreign Affairs Receives Sudanese Ambassador

November 2, 2025
0

RADIO MOGADISHO(SUDAN):-The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Hon. Ali Mohamed Omar, received on Sunday, at his office...

Taliska NISA Ee Koonfur Galbeed Oo Soo Bandhigay Xubno Iska Soo Dhiibay Khawaarijta

Taliska NISA Ee Koonfur Galbeed Oo Soo Bandhigay Xubno Iska Soo Dhiibay Khawaarijta

November 2, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ololaha Isdiiwaangelinta Doorashooyinka Ka Daahfuray Deegaannada Hoostaga Xarardheere

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ololaha Isdiiwaangelinta Doorashooyinka Ka Daahfuray Deegaannada Hoostaga Xarardheere

November 2, 2025
0

RADIO MUQDISHO(XAGARDHEERE):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa wada dadaallada lagu hubinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan fursad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In