Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo laga xusay sanadguurada maxkamadda racfaan ee ciidamada Qalabka sida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu maamusyau sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay markii maxkamada racfaanka ee ciidamada qalabka sida laga furay gobalka shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Xafladda ,ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta maamulka gobalka shabeellaha dhexe  iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay waxqabadka maxkamadda racfaanka ee ciidamada qalabka sida muddadii sanadka aheyd oo ay ka howlgaleysay gobolka.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee gobalka Shabeellaha dhexe Sheekh Axmed Siid oo ka waramay tirada dacwooyinka soo gaaray maxkamadda mudadaasi iyo guud ahaan waxqabadka maxkamadda.

“Guud ahaan maxkamadda racfaanka gal dacwadeedyada soo galay waa  todobaatan iyo Siddeed,  waxaa  go’aan ka soo gaartay Afartan iyo lix dacwadood  waxaa Sulux lagu dhameeyay Todobo dacwadood,  waxaa racfaan looga qaatay maxkamadda sare ee dalka Toban iyo Todoba dacwadood, waxaa weli socda oo aan xukun laga gaarin lix gal dacwadeed halka laba gal dacwadeed aysan nagu soo noqon” ayuu yiri gudoomiyaha maxkamadda saree ciidamada qalabka side ee gobolka Sh/dhexe.

Gudoomiyaha degmada Jowhar C/qaadir  C/laahi “Buur fuule”  oo isna munaasabadda ka hadlay ayaa faah faahiyaay waxyaabaha ay maxakamddu  ku soo kordhisay bulshada.

“Waxaan idin leeyahay dadkiinan keenaya dacwadaha degmada ama gobalka ama maxkamada haddii aad qaadataan xaqqiina waxaan ahayn maanta maalinaan aheyn ayaa makaanu hoyadkiinu ahaandoona jahanamo” ayuu yir gudoomiyaha degmada Jowhar.

Gudoomiye ku xigeenka gobalka shabeellaha dhexe dhinaca siyaasada,iyo amniga Axmed Meyre Makaraan oo goobtaasi ka hadlay ayaa yiri “Bini’aadamku haduusan helin cadli iyo garsoor noloshiisu waa naaqus waa laf dhabarka bini’aadamka haddana kuma sii jirto waa xilli aad iyo aad u dhibaatabadan oo dadku muddo soo ahaayeen dawlad la’aan, halkaan waxan ku joognaa dukumiinti dawladeed oo ay nagu soo magacaawday dowladda qofkii la yimaada dukuminti dawladeed inaan fulino ayaa waajib nagu ah.”

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Tababar U Furay Ciidamo Boliiska Ah “Sawirro”

Next Post

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma’udiinka Soomaaliyeed

Next Post

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma'udiinka Soomaaliyeed

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In