Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday South Africa oo xilka la wareegay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday South Africa oo xilka la wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria.

Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed Barrow oo ay goob jog ka ahaayeen Shaqaalaha iyo Madaxda Safaaradda ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Qunsulka ahna Sii Hayihii hore ee Safaaradda,mudane Maxamed Cali Mire( Nabadoon) waxa uu ugu horeyn ka warbixiyay maraxaladihii ay soo martay mudadii isagoo ku wareejiyay Dikomintiyadii Safaaradda.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

“Safaaradaan waxaa la furay bishii Febraayo 2013 illaa hadane waxay ahayd,waxaa Safaaraddan ka shaqeeya waxaa ka shaqeeya Diblomaasiin,Uqeybsanayaal iyo Shaqaale hoose waxey ka shaqeynaayaan illaa xilligii la furay wayna u dhabar adeegeen waxaan iska codsanaynaa inaan dadaalkeena sii laba jibaarno shaqadeena”ayuu yiri Qunsulka.

Danjiraha ay Dowladda Soomaaliya,Danjire Jamal Maxamed Barrow oo ugu dambeyntii hadalo kooban ka jeediyay Kulanka shaqo kala wareegidda ayaa u mahadceliyay sida ay howlwadeenada ugu dhabar adeegeen howlaha Safaaradda waxa uuna mar labaad kula dardaarmay u adeegidda Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika.

“ Taarikhiyan hadii aan Safaaradda idinkaga waramo,waa Safaaradda kaliya ee Soomaaliya leedahay oo ay Jaaliyad furato taasna waxay ii noqotay dhiiragalin,Safaaradan waxaa loogu dan leeyahay laba arin oo kala ah inay hagaajiso xiriirka ay Soomaaliya iyo K/Afrika, labo xiriirkii iyo sumacadii ay Soomaaliya la leedahay Wadamada Caalamka soo celiso,waayo Wadankaan waxaa jooga Wadamo badan oo Caalamka Safaaradahooda,tan sedexaad waxa waaye inay u adeegto bulshada ku dhaqan ee Soomaalida ah inay danahooda ka shaqeeyso”ayuu hadalkiisi sii raaciyay.

Gabagabada Kulanka ayaa waxa uu Qunsulku ku wareejiyay Dikomintiyadii ay lahayd Safaaradda iyadoo uu kulanka kusoo idlaaday jawwi farxadeed.

danjire unnamed unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11)

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Next Post
Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In