Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Ceel Cali Ee Gobolka Hiiraan Kala Hadlay Dowladnimada Iyo La Dagaalanka UGUS

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Ceel Cali Ee Gobolka Hiiraan Kala Hadlay Dowladnimada Iyo La Dagaalanka UGUS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno Siyaasiyiin iyo waxgarad oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku tagay deegaanadii dhawaan laga saaray argagaxisada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa maamulka gobolka Hiiraan ku wareejiyay maleeshiyaad UGUS ka tirsan oo isku dayay in Xildhibaanada jidgooyooyin ay ku sameeyaan taasi oo ay ku hungoobeen.

Ujeedada socdaalka xildhibaanada ay ku tageen deegaanadii dhawaan laga xoreeyay  UGUS sida Ceel Cali ayaa waxa uu ahaa sida ay ula socon lahaayeen xaalada bini’aadanimo iyo mida amni, iyagoo dawooyin kale duwan gaarsiiyay deegaanadaasi.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Sambuur oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasada gobolka hiiraan oo socdaalka Xildhibaanada qeyb ka ahaa ayaa sheegay in muqadas ay tahay la dagaalanka argagaxisada, waxaana uu ugu baaqay dadka ku dhaqan deegaanadii Shabaab laga xoreeyay in ay ka qeyb qaataan sidii loo ciribtiri lahaa.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow  ayaa si wada jir ah meel fagaaro ah ugula hadlay shacabka Deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan, iyagoo u sheegay waxa ay ugu yimideen in ay tahay in ay ka taliyaan aayahooda ayna ku dhiira galiyaan la dagaalanka argagaxisada, waxaana ay u sheegeen in ay helayaan waxa alaale wixii horumar ah oo ay ka doonayaan Dowladda.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim ahna ku simaha maamulka gobolka ayaa sheegay amaanka gobolka Hiiraan in ay ku amaanamyihiin Ciidamada qalabka sida loona baahanyahaya shacbiga reer hiiraan in ay ka gacansiiyaam xaqiijinta ammaanka.

Previous Post

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulankoodii joogtada ahaa Kana Hadlay Naafada,Amniga iyo Arrimo Kale

Next Post

Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka Maaliyada Dalka  oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka Ee Beri

Next Post
Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka Maaliyada Dalka  oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka Ee Beri

Su’aal ama fikir soo weydii wasiirka Maaliyada Dalka  oo marti ku ah barnaamijka kulanka Todobaadka Ee Beri

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In