Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Xoojinta Dowladnimada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye oo sheegay  in wada-Hadallada Soomaaliland iyo Soomaaliya ay sii socon doonaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeyb galay kulan dhalinyarada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan horumarinta Dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in door muhiim ah ay ka qaataan horumarinta iyo xasilinta daka, isagoo sheegay in Dowladda Soomaaliy ay taageersantahay doorka dhalinyarada ay dhiira galinayaan loona baahanyahay fikir dhisan ay keenaan oo horumar siinaya golayaasha Dowladda ayna qaadanayaan.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wasiir ahaan waxa uu sheegay in fursado ay ku hadlaan dhalinyarada oo ah mustaqbalka dalka uu siinayo Warbaahinta Qaranka oo ay ku muujinayaan fikradahooda iyadoo wax shuruud iyo dib u dhac ah uusan jirin.

Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku howlan wacyigilinta bulshada iyo isku xirka shacabka iyo Dowladooda, taasi oo qeyb ka ah dar dar galinta xoojinta Dowladnimada.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Obama Oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya Mareykanka U Fadhin Doona

Next Post
Obama Oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya Mareykanka U Fadhin Doona

Obama Oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya Mareykanka U Fadhin Doona

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In