Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada “Sawirro”

????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid

nimadii caawa ah ka dhacay bar kontorool oo ciidamadu ku leeyihiin irridka hore ee madaxtooyada, taasoo ka soo horjeedda hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026

Qaraxan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askar iyo dadweyne ku sugnaa nawaaxiga goobta qaraxu ka dhacay, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxani oo ahaa mid aad u xooggana.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa aheyd bar kortorool oo ay ciidamadu ku baaraan gaadiidka, waxaana gebi ahaan burbur xooggan uu soo gaaray dhismayaal iyo goobo ganacsi oo ku dhawaa halka qaraxu ka dhacay.

Dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa loo qaaday qaar ka mid ah cisbitaallada Muqdisho si ay u helaan gurgaar caafimaad ee degdeg ah, dhaawaca ayaa isugu jiray qaar fudud iyo kuwo culus.

Ciidamada ayaa si weyn u adkeeyay ammaanka nawaaxiga goobta qaraxu ka dhacay iyo xarumaha kale ee dowladda.

Saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda ayaan weli war rasmi ah ka soo saarin qasaaraha ka dhashay qaraxaasi, uu fuliyay naftii hallige watay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Falalka isliidaaminta ah ee noocan oo kale ah ayaa looga bartay malleeshiyaadka UGUS kuwaasoo qaraxyo ka geysta goobaha ay dadku ku badanyihiin, iyagoo aan u aabayeelin dhibaatada soo gaareysa dadka rayidka ah.

????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????
????????????????

Omar Hassan Khaire

Previous Post

Tababar loo Furay Beeralay ka timid Gobolka Shabeellaha Hoose” SAWIRRO”

Next Post

War-murtiyeed laga soo saaray kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya “Sawirro”

Next Post
War-murtiyeed laga soo saaray kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya “Sawirro”

War-murtiyeed laga soo saaray kulan saddex maalmood socday oo lagu qabtay Villa Soomaaliya "Sawirro"

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Jubbooyinka

April 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In